Saramic
26/05/2026
𝐂𝐢𝐢𝐝𝐮𝐥 𝐀𝐝𝐱𝐚𝐚 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤
Ciid wanaagsan dhammaan umadda Muslimiinta ah, Alle haka aqbalo soonkii, salaaddii iyo acmaashii wanaagsaneyd.
Ciiddaan ciiddeeda caafimaad, farxad iyo barwaaqo ku gaara.
Wajidhaq qaanad leh oo casri ah, kuna dhisan tayo sare iyo bilic qurux badan si uu musqushaada ugu yeelo muuqaal nadiif ah oo soo jiidasho leh.
Muraayad casri ah, basin adkeysi leh iyo qaanado kaydin ah — dhammaan waxaad ka heli kartaa Saramic Building Material.
Zoobe, Buulo Xuubey, Bakaaro & Darusalaam.
Ku ilaali gurigaaga ama xafiiskaaga 𝐒𝐦𝐚𝐫𝐭 𝐋𝐨𝐜𝐤 casri ah — naqshad qurux badan, tiknoolajiyad horumarsan, iyo amni aad ku kalsoonaan karto.
Waxuu leeyahay Fingerprint, Password & App Control, Card Access, iyo furitaan ammaan ah si uu kuu siiyo ilaalin buuxda iyo raaxo casri ah.
𝐃𝐚𝐝 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐥𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐥𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐬𝐨 𝐤𝐨𝐨𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐮𝐭𝐮𝐥𝐞𝐞𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐚𝐦𝐢𝐜 𝟐𝟎𝐊𝐆.
Maanta waxaan ku baraynaa sida saxda ah ee loo qaso koolada Mutuleelka Saramic si ay u noqoto mid adag, tayo leh, isla markaana si fiican ugu dhegta dhulka.
𝐖𝐚𝐱𝐲𝐚𝐚𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲:
✅ Machine lagu qaso
✅ Caag ama gasacad
✅ 5 Liter biyo ah
✅ Gloves
✅ Okiyaal
✅ 20KG Koolo Mutuleelka Saramic
Habka saxda ah ee loo qaso:
1. Marka h**e biyaha ku shub caagga ama gasacadda
2. Kadib si tartiib ah ugu dar koolada
3. Isla waqtigaas isticmaal machine-ka si uu isku mar u qaso
4. Sii wad qasista ilaa ay kooladu noqoto mid si fiican isku dhex gashay oo leh isku dheg dheg u eg xanjada
Marka ay sidaas noqoto waxay diyaar u tahay in lagu isticmaalo dhigista Mutuleelka dhulka.
La soco talooyin iyo farsamooyin dheeraad ah oo ku saabsan dhismaha iyo Saramic-ka.
08/05/2026
𝐉𝐮𝐦𝐦𝐚 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤 - جمعة مباركة
اللهم في يوم الجمعة
اغفر لنا ذنوبنا
وارزقنا راحة البال
وحقق لنا ما نتمنى
واجعل لنا من كل هم فرجًا ومن كل ضيق مخرجًا.
04/05/2026
Ma rabtaa in musqushaada ay noqoto mid casri ah, nadiif ah oo soo jiidasho leh?
Saramic Building Material waxay kuu haysaa Wajidhaqyo casri ah
✔ Cabirro kala duwan: 80cm & 70cm
✔ Qanado leh (Storage) – si aad si habsami leh ugu kaydsato agabkaaga
✔ Cabinet Artibasin Style – muuqaal modern ah
✔ Tayo sare oo waarta (Durable & Water-resistant)
📍 Goobta: Buulo Xuubey, Zoobe (Bakaaro & Darusalaam)
📞 Nala soo xiriir: +252 61 5651554 / +252 61 5533377
👉 Dalbo hadda oo ka dhig musqushaada mid ka duwan kuwa kale!
Telephone
Website
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 16:30 |
| Tuesday | 07:00 - 16:30 |
| Wednesday | 07:00 - 16:30 |
| Thursday | 07:00 - 16:30 |
| Saturday | 07:00 - 16:30 |
| Sunday | 07:00 - 16:30 |