Inside News

Inside News

Share

11/03/2026

Macdan Naadir ah oo laga helay Awdal

Right Now Hargeisa 22/12/2025

Right Now Hargeisa The president of the Republic of Somaliland had a meeting with the National Committee of the Investigation & Evaluation of the events that occurred in Awdal region.The president of the republic…

Photos from Inside News's post 30/06/2025

Shirka Hogaamiyeyaasha Ganacsiga Somaliland & Imaaraadka oo Ka Dhacay Dubai
Shir ballaadhan oo lagu magacaabay “Somaliland: Albaabka Ganacsiga iyo Maalgashiga Geeska Afrika” ayaa ka dhacay Hoteelka Jumeirah Emirates Towers ee Dubai, isaga oo isu keenay masuuliyiin sare, ganacsato iyo maalgashadeyaal caalami ah.

Wasiirka Ganacsiga iyo Dalxiiska JSL, Mudane Cabdiraxmaan Xasan Nuur, ayaa khudbaddiisa furitaanka ku soo bandhigay fursadaha maalgashi ee Somaliland sida dekedaha, tamarta, kalluumaysiga iyo dalxiiska, isagoo xusay siyaasadaha fududeynta maalgashiga iyo xasilloonida dalka.

Shirku wuxuu kusoo dhammaaday casho isbarasho iyo is-afgarad ku saabsan iskaashi maalgashi oo mustaqbal leh oo dhexmara Somaliland iyo Imaaraadka Carabta.

11/11/2024

Aniga oo ah Musharax Madaxweyne ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye ahna Gudoomiyaha Afaraad ee xisbiga Talada dalka haya Walaalayaal waad ogtihiin in Dalkeenu doorasho galayo kaliyana ay inooga hadhsan tahay mudo hal maalin

Waxaan Shacabka Gobolka Awdal waydiisanayaa inay Codkooga isiiyaan naguna doortaan Waxqabad ictiraaf Horumar iyo Badbaadinta Qarankeena Somaliland Walaalayaal Codkiinu waa Mustaqbalkiina waa Himiladiina waa aayihiina waa midka aynu dalkeena ku Gaadhsiin karno isku Filnaansho barwaaqo Nabad wada noolaansho

Waxna waanu Qabanay waxna waa noo dhiman yihiin sidaa darteed Muwaadinka Sharafta lahoow Codkaaga Sii Xisbiga Kulmiye iyo Ururka Hilaac ee uu Hogaaminayo Prof Ahmed ismail Samatar waad ogaydeen Fariintii madaxweynuhu idiin jeediyay hadii maanta ururkiina aad la soo bixi waydaan ree Awdaloow waa arin foolxumo inagu ah si aynu cabashada soo noqnoqtay ee Saamiqaybiga u soo Afjarno doorta Hilaac iyo Kulmiye

Mahadsanidiin Mahmoud Hassan Sa'ad

Culinary Team

Attire

Telephone

Website