SAHAL GAS FC
19/03/2026
Guddoomiyaha ugu sarreeya kooxda kubadda cagta ee SAHAL GAS FC, Macallin Gulled Dhaashane, iyo dhammaan maamulka kooxdu waxay hambalyo diiran iyo bogaadin u dirayaan dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan ciyaartoyda kooxda, munaasabadda farxadda leh ee Ciidul Fidriga.
Ilaahay fadligiis, ciidan teeda kale nabad iyo caafimaad ha inagu gaarsiiyo. Waqti wacan iyo farxad la qaata qoysaskiina iyo asxaabtiina maalmaha Ciidda.
Xafiiska Warfaafinta ee
SAHAL GAS FC
15/03/2026
NATIIJADA KULANKII GALABTA 🏆
Waxaa galabta soo idlaaday kulan aad u xiiso badan oo u dhexeeyay labo koox oo ka tirsan Group B ee Koobka Horyaal Ramadan Cup.
Ciyaar adag kadib, kooxda GMC ayaa rigooreyaal 3-1 ku badisay, waxayna si toos ah ugu soo baxeen wareegga afar dhammaadka (Semi-finalka) ee Koobka Dhanka kale, kooxda GSU ayaa isaga hartay tartanka sanadkan.
⏱️ FULL TIME / PEN.
🟢 GMC 3 - 1 GSU 🔴
Xafiiska Warfaafinta ee
SAHAL GAS FC
Click here to claim your Sponsored Listing.