Kifaax Digital Service
19/03/2026
🌙✨ Mubaarak ✨🌙
Kifaax Digital Service waxay hambalyo diirran u diraysaa dhammaan macaamiisheena, asxaabteena, iyo ummadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan.
Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii, salaaddii, iyo camalkii suubbanaa 🤲
Ciiddan ciideeda ha inooga dhigo mid nabad, barwaaqo, iyo horumar leh.
Mahadsanidiin kalsoonida aad nagu qabtaan 💙
Kifaax Digital Service – Adeeg hufan, xal casri ah.
🌙 Ciid Mubaarak!
18/03/2026
Zakaatul Fidriga (𝗱𝗮𝗴𝗮𝗿𝘀𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮) soonkaaga ayay daahirineysaa sidoo kalena masaakiinta ayey quud u tahay sida ka sugnaantay Nabi Muxammad ﷺ "
Aan ku dadaalno bixinta Zakatul Firtiga iyo taakuleynta
Somalia
🌙