SAYLAC MEDIA
DEGDEG.Maayir Xigeenka Degmada Boorama oo ay weheliyaan Qayb kamida Iskuduweyaasha Gobolka Awdal Iyo Gudida Dhilinyarada Beelaha Habarcafaan ayaa Maanta Wada yeeshay Kulan Wada tashi ah isla markaana ay wax iska weydiiyeen Xaalada Amni ee Degmada iyo Guud ahaan Gobolka Awdal
Shirkada nadafada Borama ee Horseed ayaa xafiisyo cusub ka furatay degmooyinka sheekh Cismaan iyo Sheekh Cali Jawhar ee magalada Borama.
Xafiisyadan oo noqondoona kuwa aad u wax ugataridoina baahiyaha bulshada islamarkaana lagu diyaariyay telefanada sida gaara ah bulshadu ugu soo gudbindonaan cabashooyinka iyo caqabasaha ay eabaa in wax lagq qabto.
Gudomiyaha Degmada shekh Cali oo ukuurgalaaya arintan ayaa waxay siwadajira uguwarfaliyee xaafaaha adeegyada Nadaafadeed ay u qabato shirkada horseed oo ah mida u qaabisan nadaasada Borama
10/05/2026
nadafada Borama ee Horseed ayaa xafiisyo cusub ka furatay degmooyinka sheekh Cismaan iyo Sheekh Cali Jawhar ee magalada Borama.
Xafiisyadan oo noqondoona kuwa aad u wax ugataridoina baahiyaha bulshada islamarkaana lagu diyaariyay telefanada sida gaara ah bulshadu ugu soo gudbindonaan cabashooyinka iyo caqabasaha ay eabaa in wax lagq qabto.
Gudomiyaha Degmada shekh Cali oo ukuurgalaaya arintan ayaa waxay siwadajira uguwarfaliyee xaafaaha adeegyada Nadaafadeed ay u qabato shirkada horseed oo ah mida u qaabisan nadaasada Borama
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
00252