Zakir Tech

Zakir Tech

Share

Photos from Zakir Tech's post 12/04/2026

Farxad weyn ayay noo tahay inaan si xirfadeysan u naqshadeynay summada Hansan Store. 🎨

​Waxaan mar walba diyaar u nahay inaan aragtidaada ganacsi u beddelno summad tayo leh oo indhaha soo jiidata.

​Ma u baahan tahay summad adiga kuu gaar ah? Nagala soo xiriir WhatsApp:
📲 https://wa.me/+252612141901

07/04/2026

Dooro adeegyadeena tayada leh waxaan u taagan nahay horumarinta iyo xalinta baahiyaha ganacsigaaga.

31/03/2026

Qaar Kamid Ah Macaamisha Aan U Adeegnay

28/03/2026

Dooro adeegyadeena tayada leh wax aan u taagan nahay horumarinta iyo xalinta baahiyaha ganacsigaaga.

22/03/2026

Zakir Tech Furaha Mustaqbalkaaga Digitalka ah

21/03/2026

Qaarkamidah Adeegyada aan bixino

19/03/2026

✨ 🌙✨
​Dhammaan umadda Islaamka meel walba oo aad joogtaan, waxaan halkaan idiinkugu hambalyeynayaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga sanadkan 1447H.
​🤲 Duco: Alle ha naga aqbalo acmasha suuban ee aan la nimid, naxariistiisana ha nagu mannaysto.
​Ciid mubaarak, farxad iyo rayn-rayn ku ciida! 🤍🎉

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address

Holwadaag
Mogadishu