Rayid Media

Rayid Media

Share

Photos from Rayid Media's post 25/09/2025

📌 Rayid Media ayaa ka mid ahayd kooxaha ka shaqeeyay daboolista iyo faafinta shirkii ay soo agaasintay Dalladda Bulshada Rayidka Soomaaliyeed (SONSA), cinwaankiisuna ahaa:
"Dib-u-eegista Bulshada Rayidka ee Dastuurka ku-meel gaarka iyo Sharciyada Muhiimka ah “

📷 Anagoo adeegsanayna xirfaddayada videography, photography iyo digital marketing, waxaan ka qeyb qaadanay diiwaangelinta hadal-jeedinnada muhiimka ah, doodaha fagaare iyo muuqaalada kale ee shirka.

🤝 Rayid Media waxay mar walba garab taagan tahay hay’adaha bulshada rayidka si loo hormariyo muuqaalka iyo fariimaha muhiimka ah ee bulshada loo gudbinayo

24/09/2025

Rayid Media waxaa sharaf u ah in ay noqoto bahwadaagta rasmiga ah ee warbaahinta ee soo tebisay Wadatashii ka-qaybgalka Wada-hadalada Madaniga iyo Daneeyayaasha kala duwan ee daah-furnaanta Dakhliga,

Photos from Rayid Media's post 23/09/2025

📌 Rayid Media ayaa ka mid ahayd kooxaha ka shaqeeyay daboolista iyo faafinta shirkii ay soo agaasintay Maamulka Degmada Warshikh,

📷 Anagoo adeegsanayna xirfaddayada videography, photography iyo digital marketing, waxaan ka qeyb qaadanay diiwaangelinta hadal-jeedinnada muhiimka ah, doodaha fagaare iyo muuqaalada kale ee shirka.

🤝 Rayid Media waxay mar walba garab taagan tahay hay’adaha bulshada rayidka si loo hormariyo muuqaalka iyo fariimaha muhiimka ah ee bulshada loo gudbinayo

Photos from Rayid Media's post 23/09/2025

📌 Rayid Media ayaa ka mid ahayd kooxaha ka shaqeeyay daboolista iyo faafinta shirkii ay soo agaasintay Xisbiga Horyaal Qaran,

📷 Anagoo adeegsanayna xirfaddayada videography, photography iyo digital marketing, waxaan ka qeyb qaadanay diiwaangelinta hadal-jeedinnada muhiimka ah, doodaha fagaare iyo muuqaalada kale ee shirka.

🤝 Rayid Media waxay mar walba garab taagan tahay hay’adaha bulshada rayidka si loo hormariyo muuqaalka iyo fariimaha muhiimka ah ee bulshada loo gudbinayo

04/09/2025

Rayid Media waxaa sharaf u ah in ay noqoto bahwadaagta rasmiga ah ee warbaahinta ee soo tebisay Shirkii ee dib-u-eegista Bulshada ee Dastuurka ku meel gaarka,

Photos from Rayid Media's post 01/09/2025

📌 Rayid Media ayaa ka mid ahayd kooxaha ka shaqeeyay daboolista iyo faafinta shirkii ay soo agaasintay Dalladda Bulshada Rayidka Soomaaliyeed (SONSA), cinwaankiisuna ahaa:
"Dib-u-eegista Bulshada Rayidka ee Dastuurka ku-meel gaarka iyo Sharciyada Muhiimka ah “Maqaamka Muqdisho."

📷 Anagoo adeegsanayna xirfaddayada videography, photography iyo digital marketing, waxaan ka qeyb qaadanay diiwaangelinta hadal-jeedinnada muhiimka ah, doodaha fagaare iyo muuqaalada kale ee shirka.

🤝 Rayid Media waxay mar walba garab taagan tahay hay’adaha bulshada rayidka si loo hormariyo muuqaalka iyo fariimaha muhiimka ah ee bulshada loo gudbinayo

Photos from Rayid Media's post 01/09/2025

Part2️⃣.

📌 Rayid Media ayaa ka mid ahayd kooxaha ka shaqeeyay daboolista iyo faafinta shirkii ay soo agaasintay Dalladda Bulshada Rayidka Soomaaliyeed (SONSA), cinwaankiisuna ahaa:
"Kor-u-qaadidda Ka-qaybgalka Bulshada Rayidka ee Go’aanada Baarlamaanka si loo helo Maamul Hufan oo Ku-dhisan Iskaashi iyo Isla-xisaabtan dhab ah."

📷 Anagoo adeegsanayna xirfaddayada videography, photography iyo digital marketing, waxaan ka qeyb qaadanay diiwaangelinta hadal-jeedinnada muhiimka ah, doodaha fagaare iyo muuqaalada kale ee shirka.

🤝 Rayid Media waxay mar walba garab taagan tahay hay’adaha bulshada rayidka si loo hormariyo muuqaalka iyo fariimaha muhiimka ah ee bulshada loo gudbinayo

Photos from Rayid Media's post 01/09/2025

📌 Rayid Media waxaan ku faraxsanahay in aan ka mid noqonnay qaban-qaabiyeyaasha iyo duubayaasha rasmiga ah ee Shirweynaha Qaran ee ay soo qabanqaabiyeen iyo SONSA, kaas oo ku saabsanaa Xoojinta ka-qaybgalka bulshada ee qorsheynta miisaaniyadda qaranka.

Rayid Media ayaa qaaday mas’uuliyadda event management, duubista muuqaalada, iyo qabashada sawirrada si loo diiwaangeliyo dhacdadan muhiimka ah. Waxaan ku hanweynahay in shaqadeennu ay gacan ka geysatay muujinta dadaallada lagu xaqiijinayo miisaaniyad hufan, daahfuran, iyo isla xisaabtan leh ee Soomaaliya.

Photos from Rayid Media's post 01/09/2025

📌 Rayid Media ayaa sharaf weyn u noqotay inay ka qeyb qaadato Bandhigga 2aad ee buugga Janno & Jago ee ay qortay walaasheen Caa’isha Abuukar Cabdi (Caa’isha-Wadani). Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa qoraaga, anagoo dhiirrigelinayna hal-abuurka iyo aqoonta bulshada Soomaaliyeed. 📚

Photos from Rayid Media's post 01/09/2025

Part1️⃣.

📌 Rayid Media ayaa ahayd kooxaha ka shaqeeyay daboolista iyo faafinta shirkii ay soo agaasintay Dalladda Bulshada Rayidka Soomaaliyeed (SONSA), cinwaankiisuna ahaa:
"Kor-u-qaadidda Ka-qaybgalka Bulshada Rayidka ee Go’aanada Baarlamaanka si loo helo Maamul Hufan oo Ku-dhisan Iskaashi iyo Isla-xisaabtan dhab ah."

📷 Anagoo adeegsanayna xirfaddayada videography, photography iyo digital marketing, waxaan ka qeyb qaadanay diiwaangelinta hadal-jeedinnada muhiimka ah, doodaha fagaare iyo muuqaalada kale ee shirka.

🤝 Rayid Media waxey mar walba garab taagan tahay hay’adaha bulshada rayidka si loo hormariyo muuqaalka iyo fariimaha muhiimka ah ee bulshada loo gudbinayo

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Mogadishu
252