HalTech
12/03/2026
โจ ๐๐ฅ๐ก๐๐ฆ๐๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐ก
Waxaan ku faraxsanahay inaan dhameenay Project aan u sameenay
ู
ุฑูุฒ ุงูุงูู
ุงู
ุงููุฑุงููุฏู ููุฏุฑุงุณุงุช ุงูุงูุณูุงู
ูุฉ
Mashruucan waxaan ugu sameenay:
๐จ Logo Design
๐จ Brand Identity
๐จ Professional Mockups
Waxaan ku dadaalnay inaan abuuro muuqaal casri ah oo matalaya xarun lagu barto ๐๐ฎ๐ซ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ฆ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐ญ๐ ๐๐ฌ๐ฅ๐๐๐ฆ๐ค๐.
Waxaa sharaf inoo ah inaan ka shaqeenay mashruuc qiimo leh oo bulshada anfacaaya.
โ ๐๐๐ฅ๐ญ๐๐๐ก ๐
27/02/2026
Jimca mubarak
Waa jimcihi labaad ee ramadaan aan ka faaideysano bishaan barakeysan
Ramadan mubarak
24/02/2026
Hambalyo Hambalyo guuleystaha su,aashi 2aad ee su,aalaha ramadaanka
Udiyaar garooba su,aasha xigta
23/02/2026
๐๐ ๐๐โ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ โ
Sheeg suurada lagu magacaabo "suuratul mu'min"
๐ค Dooro jawaabta saxda ah:
B) Suuratu Ghaafir
T)Suuratu Baqaraha
J)Suuratu Yaasiin
X) Suueatu Mulki
๐ SHURUUDAHA KA QAYB-GALKA
โ
Ku qor jawaabta saxda ah (B, T, J ama X)
โ
Like saar post-kan ๐
โ
Share garee si asxaabtaada uga qeyb qaataan
โ
Ku tag garey 4 qof oo Asxaabtaada kamida
๐ โ๐๐ฎ ๐ญ๐๐ซ๐ญ๐๐ง ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐๐๐๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐ง!โ
#๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐ง๐๐ฎ๐ข๐ณ #๐๐๐ซ๐จ๐๐ข๐ข๐ง๐ญ๐๐๐๐ #๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก
23/02/2026
Hambalyo Hambalyo guuleystaha su,aashi 1aad su,aalaha ramadaan
F.G qofki 2 su,aal oo isku xiga ugu horjawaaba isbuuc gudihiis waxa uu ku guuleysn doonaa abaamarin lacageed
22/02/2026
Mention dheh saaxibkaa sidaan afurka kusugo
19/02/2026
๐๐ ๐๐โ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ โ
Sheeg saxaabiga lagu naaneysi jiray โCaalimka Umaddaโ (ุญุจุฑ ุงูุฃู
ุฉ)?
๐ค Dooro jawaabta saxda ah:
B) Cumar Bin Khadaab
T) Cali Bin Abi Daalib
J) Cusmaan Bin Cafaan
X) Cabdullahi Bin Cabaas
๐ SHURUUDAHA KA QAYB-GALKA
โ
Ku qor jawaabta saxda ah (B, T, J ama X)
โ
Like saar post-kan ๐
โ
Share garee si asxaabtaada uga qeyb qaataan
โ
Ku tag garey 4 qof oo Asxaabtaada kamida
๐ โ๐๐ฎ ๐ญ๐๐ซ๐ญ๐๐ง ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐๐๐๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐ง!โ
#๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐ง๐๐ฎ๐ข๐ณ #๐๐๐ซ๐จ๐๐ข๐ข๐ง๐ญ๐๐๐๐ #๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก
18/02/2026
๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐ง ๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ฆ ๐
Bishii naxariista, cafiska iyo barakada ayaa timid.
Ilaahay ha naga dhigo kuwii ka faaโiideysta fadligeeda.
Soon, Salaad iyo Samir ha noqdaan jidkeena guusha.
๐คฒ Rabbiyow qalbiyadeena iftiimi, dambiyadeena dhaaf.
17/02/2026
Ramadaan mubarak dhamaan muslimiinta meelkasta oo aad dunida ka joogtaaan.
16/02/2026
Haltech masameyso keliya posters ee waxa ay xalisaa baahidaada technology yadeed
#๐๐๐ฅ๐ญ๐๐๐ก #๐๐ซ๐๐ง๐๐ข๐ง๐ #๐๐๐ซ๐ญ๐ง๐๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ #๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐๐ฌ๐ฌ
15/02/2026
๐ค๐๐๐ซ๐ญ๐ง๐๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐๐ง๐ง๐จ๐ฎ๐ง๐๐๐ฆ๐๐ง๐ญ
Waxaan si farxad leh ugu dhawaaqeynaa in ๐๐ฎ๐๐๐ซ๐๐ค ๐๐ฅ๐๐๐ญ๐ซ๐จ๐ง๐ข๐ uu hadda yahay brand rasmi ah oo ay sameysay ๐๐๐ฅ๐ญ๐๐๐ก!
๐๐๐ฅ๐ญ๐๐๐ก waxay ka shaqeysay dhismaha muuqaalka cusub ee Mubarak Electronic si uu u yeesho muuqaal casri ah oo professional ah.
Ujeedadeenu waa inaan ka caawino ganacsiyada inay noqdaan kuwo muuqaal ahaan soo jiidasho leh oo kalsooni leh.
Mahadsanid Mubarak Electronic ๐ค
๐ฑ Follow Haltech si aad u hesho:
โข Logo Design
โข Branding
โข Posters video Editing
โข Website Development
#๐๐๐ฅ๐ญ๐๐๐ก #๐๐ซ๐๐ง๐๐ข๐ง๐ #๐๐ฎ๐๐๐ซ๐๐ค๐๐ฅ๐๐๐ญ๐ซ๐จ๐ง๐ข๐ #๐๐๐ซ๐ญ๐ง๐๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ #๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐๐ฌ๐ฌ
09/02/2026
Ramadaan kaa faaiideyso---U door Ganancsigaaga Haltech
Click here to claim your Sponsored Listing.