Xirfadplus
XirfadPlus is an innovative online learning platform designed to empower learners with practical skills and knowledge for both personal and professional growth.
20/02/2026
First Friday of Ramadan
On this blessed first Friday of Ramadan, the XirfadPlus team wishes you reflection, growth, and renewed purpose.
May this month strengthen your discipline, expand your knowledge, and bring positive transformation in both faith and skills.
Jumuโah Mubarak & Ramadan Kareem.
19/02/2026
12/01/2026
๐จ ๐
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐จ
Waxaan qabanaynaa caawa Webinar ku saabsan ๐๐ฒ๐๐๐ซ๐ฌ๐๐๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐ฐ๐๐ซ๐๐ง๐๐ฌ๐ฌ ๐๐จ๐ซ ๐๐ข๐ ๐ข๐ญ๐๐ฅ ๐๐๐ซ๐ค๐๐ญ๐๐ซ๐ฌ.
๐ ๐๐ฎ๐๐ฌ๐ญ ๐๐ฉ๐๐๐ค๐๐ซ:
๐๐๐๐ข๐๐ณ๐ข๐ณ ๐๐๐๐ง ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ข
Digital Growth Manager at Tawakal Express
๐ ๐๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ข๐ข๐ซ ๐๐ก๐๐ญ๐ฌ๐๐ฉ๐ฉ ๐๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ-๐ค๐๐ง ๐ฌ๐ข ๐๐๐ ๐ฎ ๐ก๐๐ฌ๐ก๐จ ๐ฅ๐ข๐ง๐ค-๐ ๐:
๐ https://chat.whatsapp.com/ERydsLKlVVG2p3GC0oW626
๐๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ฅ๐ฎ๐ฌ โ Empowering Skills for the Digital Future ๐
08/01/2026
๐จ๐
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ โ ๐๐จ๐งโ๐ญ ๐๐ข๐ฌ๐ฌ ๐๐ก๐ข๐ฌ! ๐จ
Ma ka mid tahay xirfadlayaasha, ganacsatada, ama suuq-geeyayaasha dijitaalka ah ee ka shaqeeya online-ka, isla markaana masโuul ka ah isticmaalka iyo maaraynta xogaha digital platforms-ka sida pages?
Webinarkaan adiga ayuu si gaar ah kuu khuseeyaa.
๐ XirfadPlus waxay si sharaf leh kuugu casuumaysaa webinar muhiim ah oo kuna saabsan:
๐ ๐๐ฒ๐๐๐ซ๐ฌ๐๐๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐ฐ๐๐ซ๐๐ง๐๐ฌ๐ฌ ๐๐จ๐ซ ๐๐ข๐ ๐ข๐ญ๐๐ฅ ๐๐๐ซ๐ค๐๐ญ๐๐ซ๐ฌ (Kor u Qaadista Wacyiga Amniga Cyber-ka ee Suuq-geeyayaasha Dijitaalka ah)
๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐ ๐๐ข๐ฃ๐ข๐ญ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ก ๐๐ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐, ๐ก๐๐ฅ๐ข๐ฌ๐๐ก๐ ๐๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐ ๐๐ฒ๐๐๐ซ-๐ค๐ ๐ฌ๐ข ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ญ๐จ ๐๐ก ๐๐ฒ๐๐ฒ ๐ฎ ๐ฌ๐ข๐ข ๐ค๐จ๐ซ๐๐ก๐๐ฒ๐๐๐ง ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐๐ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ค๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐ฒ๐ฌ๐. Suuq-geeyayaasha iyo milkiilayaasha ganacsiyada ayaa inta badan noqda bartilmaameedka ugu horreeya ee weerarradan, hase yeeshee waa kuwo diyaar garoowgu ku yaryahay.
Webinar-kan wuxuu kaa caawin doonaa inaad si qoto dheer u fahanto khataraha jira, isla markaana ๐๐๐ ๐๐ฐ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ฒ๐๐๐ฅ๐๐ญ๐จ ๐ข๐ฅ๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ก๐๐ง๐ญ๐ข๐๐๐๐๐ ๐๐ข๐ฃ๐ข๐ญ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ก, ๐ฌ๐ฎ๐ฆ๐๐๐๐๐ ๐ ๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐๐๐ ๐, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐๐๐๐๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ๐ก๐๐๐๐.
๐ ๐๐ฎ๐๐ฌ๐ญ ๐๐ฉ๐๐๐ค๐๐ซ:
๐๐๐๐ข๐๐ณ๐ข๐ณ ๐๐๐๐ง ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ข
Digital Growth Manager at Tawakal Express
๐
๐๐๐ญ๐: 12 January 2025
โฐ ๐๐ข๐ฆ๐: 8:00 PM
๐ป ๐๐จ๐๐: Online (Free Webinar)
๐ ๐๐๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐๐ซ ๐ง๐จ๐ฐ (๐
๐๐๐):
๐ https://forms.gle/3itGoFeCWdmYVqXg7
๐ Feel free to ๐ฌ๐ก๐๐ซ๐ ๐ญ๐ก๐ข๐ฌ ๐ฉ๐จ๐ฌ๐ญ with colleagues, business owners, and marketing professionals who should not miss this opportunity.
๐๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ฅ๐ฎ๐ฌ โ Empowering Skills for the Digital Future.
๐
๐ซ๐จ๐ฆ ๐๐๐๐ ๐ญ๐จ ๐๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ ๐๐ง๐๐จ๐ฆ๐: ๐ ๐๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐๐๐ฅ E-c๐จ๐ฆ๐ฆ๐๐ซ๐๐ ๐๐ซ๐๐ข๐ง๐ข๐ง๐
๐๐ ๐ซ๐๐๐ญ๐๐ ๐ข๐ง ๐๐๐ ๐๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ๐๐จ ๐ ๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข ๐จ๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ ๐๐ก?
Course-kani waa hagaha kuu furaya inaad noqoto ganacsade online ah oo xirfad leh โ xitaa haddii ey maanta bilow kuu tahay!
Waxaad ku baran doontaa Course-kan sida loo abuuro ganacsi online ah, loo doorto alaabta saxda ah, loo iibsado, loo xayeysiiyo, loo kasbado macaamiil, iyo sida loo sii hayo macaamiisha si mustaqbalkaaga Online ka ah uu u noqdo mid joogto ah oo kobcaya.
๐๐ฎ๐๐๐๐๐: 1 bilood
๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ ๐ค๐ฎ ๐๐๐ซ๐๐ง๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐-๐ค๐๐ง: Xarunta Xirfadplus (Physical) ama Online oo macalin toos kuugu dhigaayo adiga oo xafiiskaaga ama gurigaaga joogtid.
๐๐๐ฑ๐๐๐ง ๐๐ข๐ฅ๐๐๐๐๐ฒ๐ง๐๐: 06/12/2025
๐๐ ๐จ๐ฐ: Tirada ka qeybgalayaasha waa la xadiday!
๐๐ฌ๐ค๐ ๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข ๐๐๐๐๐: https://forms.gle/PQbewsv7jAVaUnUe9
๐๐ก๐๐ญ๐ฌ๐๐ฉ๐ฉ : https://wa.me/252613964549
๐๐ข๐ซ๐๐๐๐ฉ๐ฅ๐ฎ๐ฌ โ ๐๐จ๐ฒ๐ ๐ ๐๐ข๐ซ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐๐ช๐๐๐ฅ๐ค
06/11/2025
๐ ๐๐๐๐ข๐๐ข๐๐ฅ๐ฅ๐ฒ ๐๐ญ๐๐ซ๐ญ๐๐! ๐,
๐ Koorsada ๐๐ฅ๐จ๐ฎ๐ ๐๐๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ข๐ง๐ , ๐๐ฎ๐๐ ๐๐ญ๐ข๐ง๐ & ๐
๐ข๐ง๐๐ง๐๐ข๐๐ฅ ๐๐๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ข๐ง๐ ayaa si rasmi ah u bilaabatay maanta!
Waxaa galabta si rasmi ah noogu bilowday course-ka ๐๐ฅ๐จ๐ฎ๐ ๐๐๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ข๐ง๐ , ๐๐ฎ๐๐ ๐๐ญ๐ข๐ง๐ & ๐
๐ข๐ง๐๐ง๐๐ข๐๐ฅ ๐๐๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ข๐ง๐ , taasoo socon doonta muddo laba bilood ah.
Ka-qaybgalayaashu waxay maanta bilaabeen safar xirfadeed oo ku saabsan fahamka nidaamyada ๐ฑ๐ข๐ฌ๐๐๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ฌ๐ซ๐ข๐ ๐ ah sida(๐๐ฎ๐ข๐๐ค๐๐จ๐จ๐ค๐ฌ ๐๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ iyo ๐๐๐จ๐จ), ๐ฆ๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ๐๐๐ง๐ข๐ฒ๐๐๐๐, iyo diyaarinta ๐ฐ๐๐ซ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ง๐จ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐๐ oo heer sare ah.
Koorsadan waxaa bixinaya khubaro leh waayo-aragnimo dhanka xisaabaadka iyo maamulka maaliyadda, waxaana lagu baranayaa si isku dhafan โ xarunta ๐๐ข๐ซ๐๐๐๐ฉ๐ฅ๐ฎ๐ฌ iyo ๐จ๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐. ๐ป๐
01/11/2025
๐ ๐๐๐๐ข๐๐ข๐๐ฅ๐ฅ๐ฒ ๐๐ญ๐๐ซ๐ญ๐๐! ๐,
๐ Waxaa maanta bilowday coursekeena cusub.
Koorsada ๐๐ฅ๐จ๐ฎ๐ ๐๐๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ข๐ง๐ , ๐๐ฎ๐๐ ๐๐ญ๐ข๐ง๐ & ๐
๐ข๐ง๐๐ง๐๐ข๐๐ฅ ๐๐๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ข๐ง๐ hadda si rasmi ah ayaa loo bilaabay!
Koorsadan waxay ku siin doontaa ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ซ๐ข๐ ๐ ah ee suuqa shaqada maanta lagu tartamo, gaar ahaan kuwa doonaya inay si qoto dheer u bartaan:
โ
๐๐ฅ๐จ๐ฎ๐-๐๐๐ฌ๐๐ ๐๐๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ข๐ง๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ฆ๐ฌ
โ
๐
๐ข๐ง๐๐ง๐๐ข๐๐ฅ ๐๐๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ข๐ง๐ & ๐๐ฎ๐๐ ๐๐ญ ๐๐๐ง๐๐ ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ
โ
๐๐ฑ๐๐๐ฅ & ๐๐๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ข๐ง๐ ๐๐ฎ๐ญ๐จ๐ฆ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ
๐ข ๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐๐ฅ๐ข ๐ฐ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ง ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ!
Fursad dahabi ah ayaad weli haysaa, waxaana weli socda ๐๐ข๐ฌ๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ-๐ค๐ข๐ข ๐ ๐๐๐ซ๐ค๐ ahaa.
Tirada ardayda la qaadanayo waa ay ๐ฑ๐๐๐ข๐๐๐ง tahay, sidaa darteed ha seegin fursaddan!
๐๐๐ฌ-๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข ๐ก๐๐๐๐ ๐ค๐ ๐ก๐จ๐ซ ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐๐ง ๐ฑ๐ข๐ซ๐ฆ๐ข๐ง๐
๐ https://forms.gle/2dMwiw8ktVsN8BL26
๐๐๐๐๐ฌ๐ข๐ญ๐: https://www.xirfadplus.com/courses
30/10/2025
๐ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฆ๐จ๐จ๐ ๐ค๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ค๐ ๐ก๐๐ซ๐ฌ๐๐ง.
Koorsada ๐๐ฅ๐จ๐ฎ๐ ๐๐๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ข๐ง๐ , ๐๐ฎ๐๐ ๐๐ญ๐ข๐ง๐ & ๐
๐ข๐ง๐๐ง๐๐ข๐๐ฅ ๐๐๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ข๐ง๐ weli wey furan tahay diiwaan galinteyda, ๐๐ข๐ฌ๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ-๐ค๐ข๐ข๐ง๐ wuu socda!
Tirada la qaadanayo wey xadidan tahay, ha seegin fursaddan!
โ๐ ๐๐ฌ-๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข ๐ก๐๐๐๐ ๐ค๐ ๐ก๐จ๐ซ ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐๐ง ๐ฑ๐ข๐ซ๐ฆ๐ข๐ง ๐
๐ ๐๐ฌ๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข ๐ก๐๐ฅ๐ค๐๐ง: https://forms.gle/2dMwiw8ktVsN8BL26
๐ ๐๐๐๐ฌ๐ข๐ญ๐: https://www.xirfadplus.com/courses
29/10/2025
๐ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฆ๐จ๐จ๐ ๐ค๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ค๐ ๐ก๐๐ซ๐ฌ๐๐ง.
Koorsada ๐๐ฅ๐จ๐ฎ๐ ๐๐๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ข๐ง๐ , ๐๐ฎ๐๐ ๐๐ญ๐ข๐ง๐ & ๐
๐ข๐ง๐๐ง๐๐ข๐๐ฅ ๐๐๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ข๐ง๐ weli wey furan tahay diiwaan galinteyda, ๐๐ข๐ฌ๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ-๐ค๐ข๐ข๐ง๐ wuu socda!
Tirada la qaadanayo wey xadidan tahay, ha seegin fursaddan!
โ๐ ๐๐ฌ-๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข ๐ก๐๐๐๐ ๐ค๐ ๐ก๐จ๐ซ ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐๐ง ๐ฑ๐ข๐ซ๐ฆ๐ข๐ง ๐
๐ ๐๐ฌ๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข ๐ก๐๐ฅ๐ค๐๐ง: https://forms.gle/2dMwiw8ktVsN8BL26
๐ ๐๐๐๐ฌ๐ข๐ญ๐: https://www.xirfadplus.com/courses
28/10/2025
๐๐ฅ๐จ๐ฎ๐ ๐๐๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ข๐ง๐ โ ๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐๐ช๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ข๐ฌ๐๐๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ฌ๐ซ๐ข๐ ๐ ๐๐ก
Xisaabaadku maanta ma aha sidii h**e. Dunida ganacsiga iyo tiknoolajiyadu way is beddeleen โ software-yadii lagu shubi jiray kombiyuutarka maanta waxaa beddelay ๐๐ฅ๐จ๐ฎ๐ ๐๐๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ข๐ง๐ , oo ah nidaam kuu ogolaanaya inaad xisaabaadka shirkadda ama macaamiishaada ku maamusho online, meel kasta oo aad joogto, waqti kasta.
๐ก ๐๐๐ฑ๐๐ฒ ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ ๐๐ฅ๐จ๐ฎ๐ ๐๐๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ข๐ง๐ ?
Cloud Accounting waa hab casri ah oo lagu sameeyo xisaabaadka iyadoo xogta oo dhan lagu kaydiyo โcloud-kaโ (ama internet-ka). Taas macnaheedu waa in xogtaadu aysan ku xiraneyn hal kombiyuutar ama xafiis, ee ay si ammaan ah ugu kaydsan tahay internet-ka โ adigana aad ka geli karto laptop, tablet, ama xitaa telefoonkaaga.
Nidaamkan wuxuu ka dhigay xisaabaadka mid degdeg ah, hufan, iyo mid si toos ah ula socda dhaqdhaqaaqa ganacsiga. Waxaa suuragal ah in accountant, ganacsade iyo maamule ay si isku mid ah u arkaan xogta waqtiga dhabta ah (real time).
โ
๐
๐๐โ๐ข๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐ฅ๐จ๐ฎ๐ ๐๐๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ข๐ง๐ :
1) ๐๐๐ฅ๐ข๐ญ๐๐๐ง ๐๐ฎ๐๐ฎ๐: waxaad geli kartaa xisaabta shirkadda meel kasta oo aad joogto.
2) ๐๐๐ฒ๐๐ข๐ง ๐ญ๐จ๐จ๐ฌ ๐๐ก: xogtaada si joogto ah ayaa loo keydiyaa, sidaas darteed halis kuma jiro in xog lagaa waayo.
3) ๐๐๐๐ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐๐ฒ๐ง ๐๐ฎ๐๐ฎ๐: accountant-ka iyo ganacsaduhu waxay hal meel ku wada arki karaan xogta.
4) ๐๐ฎ๐ญ๐จ๐ฆ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง: Hawlo badan sida invoice dirid, reports, iyo bank reconciliation waxaa loogu sameeyaa si toos ah.
5) ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐ฃ๐๐๐๐ง & ๐๐๐ฌ๐ซ๐ข: uma baahnid software culus ama rakibid joogto ah.
๐ ๐๐๐๐๐๐ญ๐ ๐๐ฒ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ ๐๐๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐๐ง๐ญ๐ฌ-๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐
Xisaabaadka maanta wuxuu u guuray internet-ka. Shirkado badan oo caalami ah iyo kuwa dalka ahba waxay isticmaalaan ๐๐ฎ๐ข๐๐ค๐๐จ๐จ๐ค๐ฌ ๐๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐, ๐๐๐จ๐จ iyo kuwa kale โ kuwaas oo dhammaantood ku dhisan ๐๐ฅ๐จ๐ฎ๐ ๐๐๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ข๐ง๐ .
Haddii aad tahay ๐๐๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐๐ง๐ญ, ๐ฌ๐ญ๐ฎ๐๐๐ง๐ญ, ama qof xiiseynaya xirfad cusub, fahamka nidaamkan waa tallaabo kaa dhigaysa mid ka mid ah dadka ugu horreeya ee la qabsada isbeddelka dijitaalka ah ee xisaabaadka.
Cloud Accounting ma aha kaliya software cusub โ waa feker cusub oo ku saabsan sida loo maamulo xogta iyo ganacsiga. Waa jihada cusub ee uu dunidu u socdo, gaar ahaan dadka doonaya shaqooyin remote ah ama la shaqeynaya shirkado caalami ah.
Haddii aad rabto in aad wax badan ka barato Cloud Accounting iyo sida uu u shaqeeyo, booqo website-keena ama iska diiwaangeli si aad u hesho tababar iyo hagitaan ku saabsan nidaamkan cusub:
๐ ๐๐ฌ๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข ๐ก๐๐ฅ๐ค๐๐ง: https://forms.gle/2dMwiw8ktVsN8BL26
๐ ๐๐๐๐ฌ๐ข๐ญ๐: https://www.xirfadplus.com/courses
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
2526