Saramic Building Material
16/08/2025
πβ¨ Ku ilaali gurigaaga & xafiiskaaga ammaan casri ah!
Saramic Smart Lock wuxuu ku siinayaa 4 fursadood oo furitaan ah:
β
Farahaaga (Fingerprint)
β
Kaarka (Card)
β
Passcode
β
Mobilkaaga (App)
Ha ka walwalin furaha kaa lumay β casri & ammaan dooro! π π’
π Premium Door Lock β Isticmaal fudud, ammaan ah, kuna habboon xafiis iyo guri.
π Nala soo xiriir: +2526156515554 / 615533377
π² Saramic
15/07/2025
Inaad Guri dhisataa waa wax fudud Balse inaad Ku dhisto Gurigaada Qalabka mudan ayaa ah go'aanka Saxda Ah Waa halka ay kuugu diyaar san yihiin Qalab dhisme oo kulan saday dhamaan waxkasto oo mudnaa gurigaada si uu kuugu waaro waqti dheer
05/06/2025
π CIID WANAAGSAN | EID MUBARAK π
Shirkadda SARAMIC waxay u diraysaa hambalyo iyo bogaadin dhammaan macaamiisheeda qiimaha leh, bahda dhismaha, iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
β¨ Ku ciida farxad leh, barako badan, iyo nabad waarta.
π§± SARAMIC β No. 1 Building Material
Hal-abuurka Dhismahaaga!
02/06/2025
ποΈ Xoojinta Dhismahaaga Bilaawga Ayaa Ka Bilaabanta Bir Wanaagsan tayo ahaan ! π©
Tayada Sare β Aaminaad La Hubo β Qiimo Macquul Ah
Maxaad U Dooranaysaa Birahayaga Shubka ah ee Saramic?
β
Tayo sare leh β Bir adag oo waafaqsan heerarka caalamiga ah (ASTM & BS Standards)
β
La isku halleyn karo β awood u leh iney xajiyso culayska dhismaha
β
Damaanad Tayo β Waxaan la soconnaa warbixinta tijaabada (Test Certificate)
β
Nagu dooro tayada lahubo ee birta Saramoc β Wax bir been ah ama tayadoodu liidato ma iibinno
β
Qiimo tartan ah β Hel tayo sare kuna hel qimo macquula
π― Ku Habboon:
π‘ Milkiilayaasha dhismayaasha guryaha
π§± Injineerada naqshadeynta iyo kormeerka
π§° Shirkadaha dhismaha iyo ganacsatada agabka
π Hel biraha ugu fiican ee shubka ah maanta!
π¦ Cabbirro la heli karo: 12mm β 20mm
π Gaarsiin degdeg ah oo magaalada gudaheeda ah(optional)
π Wac: 615651554/615533377
π Booqo: www.saramic.so
β
βοΈ
β
Bakaaro 21 november
π Saramic Building Materials β Xuddunta Dhismahaaga
12/05/2025
Ku dabool gurigaaga ama ganacsigaaga laamiyeeri tayo sare leh!
βοΈ Midab gaduud ah oo muuqda
βοΈ 3m x 1.2m x 35mm
βοΈ Biyo celin joogto ah
Tan iyo 2016 ilaa maanta waa xalka runta ah!
π +252 615 651554 | π www.saramic.com
U samee musqushaada isbeddel muuqda!
Qalab casri ah, tayo sare leh, iyo naqshad soo jiidasho leh β dhammaan waxaad ka helaysaa Saramic.
13/04/2025
Fadhiyada Musqusha Darbiga Lagu Xiro (Wall Hung Toilet Seat)
Qaas la ah
Si fudud loo rakibi karo
Fadhi raaxo leh
Badbaadin biyo 50%
Dabool si tartiib ah u xirma
Si fudud loo nadiifin karo β nadaafad iyo fayodhowr
1 mar oo la mayro ayaa ku filan in wasakhda oo dhan la tirtiro
Saramic β Shirkada Qalabka Dhismaha ee Ugu
Macmiil Waxaan kuu keenay Plywoodka shubka oo ku haboon mashruuc kasta oo dhisme Martijaabi Adaan ka maarmi doonine
Xarumaheena
Darusalaam
Bakaaro
Buulo Xuubey
Zoobe
Nalaga soo xariir
0615651554
0615533377
29/03/2025
Saramic
Ciid Wanaagsan!
Hambalyo Dhamaan Umada Soomaaliyeed Ciid Wanaagsan.
CIID WANAAGSAN DHAMAAN UMADDA SOOMAALIYEED
IYO DHAMAAN MACAAMIISHEENA
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
252