Ismail Shaam
Gudomiyaha dagmada balcad Kasim Ali Nur ayaa boqday degasnka boohi ee dagmada balcad
01/02/2026
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed gaar ahaan, Saldhigga Boliiska Hodan ayaa soo xiray eedeysane Mahad Maxamud Xamarow Garyaqaan.
Eedeysanaha ayaa loo xiray ku lug lahaasho kicin dadweyne & Qalqalgalin amni, waxaa la horgeydoonaa Maxkammada Awooda u leh.
Muwaadin hadii aad la kulanto falal ammaanka liddi ku ah la xariir xafiiska gurmad ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee 991 ama kusoo hagaaji Email [email protected].
WABILAAHI-TOWFIIQ
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
262
01/01/2026
24/12/2025
12/11/2025