Galmudug Facts
19/08/2025
Madaxweyne Xasan Shiikh saakay wuxuu ku wajahanyahay Dhuusamareeb, xilli la filaayo in dhawaan uu billaawdo guluf dagaal oo loogu magac daray "Duufaanta aamusan".
Inta muddo xileedkiisa uga harsan maku soo afjari karaa khawaaraijta?.
Meeqaa ku qiimeyn laheyd quruxda Muuqaalkaan?.
.
.
Xarunta cusub ee Baarlamaanka Galmudug oo gabo gabo mareyso.
05/03/2025
DEG DEG: Madaxweyne Qoorqoor oo dhagax dhigay waddada dhex marta caasimadda Galmudug oo loo dhisi doono qaab casri ah.
Qoorqoor oo h**e u dhagax dhigay Eelaboorka caasimadda ayey dadka reer Galmudug u arkaan madaxweyne horumar ballaaran u horseedaya Galmudug.
Qoorqoor ma mudanyahay in uu sii joogo Galmudug?.
04/03/2025
Gacansade Maxamed Cabdi Xasan 'Afweyne' ayaa ku guuleystay doorashada kursiga oo doorashadiisu maanta ka dhacday Magaalada Dhusamareeb.
Kursigaan waxaa h**e ugu fadhiyay Saadaq John, kaas oo ku waayay aqbalaaddii uu aqbalay in xukuumadda u magacawday Taliye ku xigeenka Hay'adda NISA.
01/03/2025
Ciidamadii ay Galmudug u dirtay Hirshabeelle ayaa qeyb ka mid ah maanta ku biiray dagaal ay kooxda khawaarijta kusoo qaadday deegaanka Biya-cadde ee gobolka Shabeelada dhexe, halka qaar ay ku hareen furinta deegaanka Aboorrey ee gobolka Hiiraan.
Ciidamadaan maanta gaaray deegaanka Biya-cadde ayaa waxaa hoggaaminaya Taliyaha ciidamada Madaxtooyada Galmudug, waxaana halkaas kusoo dhoweeyay saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka.
28/02/2025
Ciidamada xoogga, kuwa Daraawiishta Galmudug iyo xaq u dirirka deegaanka ayaa weerar culus ku ekeeyay Degmada Bacaadweyne ee koonfurta gobolka Mudug, halkaas oo ay ku sugnaayeen kooxda Khawaarijta ah.
Dagaal ayaa halkaas ka socdo, ciidamada ayaana lasoo werinayaa in ay gudaha u galeen qeybo ka mid ah magaalada.
Agaasimaha Hay'adda NISA Sanbaloolshe, Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed iyo Musharrax madaxweyne Liibaan Axmed Xasan "Liibaan Shuluq" ayaa gaaray furimaha h**e dagaalka ee gobolka Hiiraan.
24/02/2025
Ciidamadii ay Galmudug u dirtay Hirshabeelle ayaa hadda gaaray degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan, halkaas oo ay uga sii gudbi doonaan gobolka Shabeelada dhexe.
Saraakiisha iyo ciidamada ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay halkaas, waxaana muuqata in uu xoogeystay iskaashiga la isku kaashanaayo ciribtirka Khawaarijta.
Xildhibaan h**e Ubax Tahliil oo damaceedu yahay in ay dib u hesho kursiga xildhibaanimo ayaa magaalada Muqdisho si weyn loogu soo dhoweeyay.
Ubax waa siyaasi saameyn ku dhex leh siyaasadda dalka, wuxuuna loolal markale dhex mari doonaa iyada iyo Qaali Cali Shire oo noqon weysay sidii laga filaayay.
Haddaba Ubax dib ma ugu guuleysan kartaa kursigaas?.
Walaal in uu macaan leeyahay ninkii madi ah baa og, waa reer Mudug oo ka hadlaya sababtii ay Shabeelada dhexe ugu gurmadeen.
Ciidamadii Galmudug ee kasoo baxay Dhuusamareeb oo gaaray degmada Moqokori, iyagoo kusii socdo furimaha h**e ee gobolka Shabeelada Dhexe.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu