Dumar Talk
Dumar Talk 🎤
Halka codka haweenka la maqlo, laguna kobciyo mustaqbal ifaya
Anigoo yar Ayaan Shaqeeye rerkaygana Biilaa,waxna Bartaa-Ramlo Yariisey
Waxaan ka dhashay qoys diimeed, qalbigaygana waxaa ka buuxa jacaylka aan u qabo Nabi Maxamed ï·º -DR MERYMAN QASIM
Habka aad u fakarto wuxuu qaabeeyaa dareenkaaga, dareenkaaguna wuxuu hagaa noloshaada-DR HAFSA
Ganacsiga waxaa ka bilaabay inaa Hoyadeey la shaqeeyo -Hersia said
08/05/2026
DumarTalk waxay ahayd goob ay haweenku ku wadaageen safarradooda nololeed, hoggaankooda iyo casharadii guusha.
Muqaalka guud ee Madasha DUMAR Talk oo ka qabsoontay Masraxa Shariif Saalax ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed kaasoo ay kasoo qeyb galeen inkabadan 2000 gabdhood.
Qofka bini’aadamka ah waxaa muhiim u ah in wax kasta oo uu qabanayo uu iska weydiiyo Ilaahay raalli ma ka yahay DR Maryam Qaasim.
Codka haweenka oo la mideeyay, iyo dad karti badan oo madasha si qurux badan u soo agaasimay.
Shadia Hassan Dhalaal
Codka haweenka oo la mideeyay, iyo dad karti badan oo madasha si qurux badan u soo agaasimay.
Faiza Ugaas
"Hooyooyin kiina wa inaa Isku sir Noqotiin" Taliye Hamdi Hassan
08/05/2026
Fikrad, dadaal iyo iskaashi Team-kan ayaa hirgeliyay barnaamijka weyn Ee Dumar Talk.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Address
Mogadishu