Eng Kashka
13/09/2024
Waxaa farxad ii ah in Maanta aan ka qeybgalay Tababar Ciwaankiisu ahaa 𝙋𝙚𝙧𝙨𝙤𝙣𝙖𝙡 𝙁𝙞𝙣𝙖𝙣𝙘𝙚 𝙈𝙖𝙣𝙖𝙜𝙚𝙢𝙚𝙣𝙩 oo uu soo Jeedinayey Ustad Mohamed Dek Alpha
Tababarkaan oo ay soo qaban qaabiyey Xafiiska 𝐇𝐑𝐌 𝐃𝐞𝐩𝐚𝐫𝐭𝐦𝐞𝐧𝐭 ee shirkadda Korontada Beco, Ayadoo uga faa'iidaynayay Howl-wadeenada Shirkadda si Aqoontooda ku saabsan Personal Finance Management sare ay ugu qaadi lahaayeen.
Waan uga Mahadcelinaynaa Shirkadda Beco, iyo Xafiiska 𝐇𝐑𝐌 𝐃𝐞𝐩𝐚𝐫𝐭𝐦𝐞𝐧𝐭 iyo Ustadka Tababrka Inoo qabanayey oo xaqiiqdii wax badan aanka Faa'iidnay.
23/05/2024
Waxaan halkaan uga Hambalyaynayaa Adeerkey Abdiaziz Osman Ahmed oo loo magacabay Deegaanka Takal ee hoostaga Shabeeda Hoose
Adeer allaha kuu fududeeyo xilka laguu dhiibay
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
252