ENG FANAX

ENG FANAX

Share

25/07/2025

🚨 Aasaasaha , Chris Larsen, ayaa wajahaya dhaleeceyn kadib markii uu 50 milyan XRP (~$175 milyan) u wareejiyey suuqyada (exchanges) xilli uu gaaray heer sare oo cusub, taasoo dhalisay eedeymo ah inuu suuqa "ka tuuray" lacagtiisa.

Falanqeeye blockchain ah oo lagu magacaabo ayaa muujiyay dhaqdhaqaaqa, isagoo sheegay in walina ay jiraan in ka badan 2.8 bilyan oo ku jira boorsooyinka lala xiriiriyo .

Inkasta oo ay jirto dhaleeceyn xooggan, ayaa wali u muuqda mid fursad u leh inuu markale gaadho heerkii ugu sarreeyay ee uu gaaray sanadkii 2018.

23/07/2025

🇺🇸 WAR DEGDEG AH:
Madaxweyne ayaa ku dhawaaqay in uu dhameystiray "heshiis weyn oo la yaab leh oo lala galay " kaasoo ku saabsan maalgelin dhan $550 bilyan oo lagu sameynayo , iyadoo Mareykanka uu helayo 90% faa’iidada.

Caqligu ha shaqeeyo oo sax ah.

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

SODONKA STREAT
Mogadishu