Muscap Designer
19/03/2026
Ciid wanaagsan dhamaan ummada soomaaliyeed
19/02/2026
❓Saxaabiga uu gurigiisa kudagay Nebi Mohamed NNKH markuu madina tagay waa:
A. Ali ibnu abi dalib
B. Abu Bakar al-siddiq
C. Umar ibnu khadab
D. Abuu Ayuub al-ansari
Muscap Designer
26/10/2025
🏟️ SAADAALI EL CLÁSICO — OO KU GUULESO FREE LOGO DESIGN!
Saadaal ku samee EL CLÁSICO—Barcelona Vs Real Madrid
hal qof oo saadaashiisu sax noqota ayaa ku guuleysan doona Logo Design uu sameenayo Muscap Designer
Shuruudaha ka qeybgalka (waa in dhammaantood la raacaa):
1. Follow dheh bogga (Muscap Designer).
2. Share post-kan
3. Ku mention 2 qof oo saaxiibadaa ah comment-ka.
4. Saadaalinta waxay ku egtahay ka hor inta ciyaartu aysan bilaaban — kadib lama aqbalayo.
Xulashada guuleystaha:
Qofka ugu horeeya ee saxa saadaalinta ayaa xaq uyeelan doono abaalmarinta
🏆 Abaalmarinta: Logo tayo sare leh (PNG & JPG, transparent background
vs
Click here to claim your Sponsored Listing.