Barbaarin
Barbaarin Waa Madal Aqoon korarsi Caafimaad, Oo Looga Gol Leeyahay Wacyi Galin & aqoon Guud, Wax Walbo Oo La Xiriira Daryeelka & Kor U Qaadida Caafimaadka Hooyada & Dhalaanka.
29/05/2020
Mareegta Barbaarin waxey idiin soo gudbin doonta macluumad walba oo la xiriirto Barbaarinta Ubadka Iyo Daryeelka Hooyada.
Macluumadka aan idiin soo gudbin doonno waxey isugu jiraan Caafimaadka Iyo Barbaarinta Caruurta, Daryeelka Iyo Caafimadka Hooyada Iyo Marxaladaha Kala duwan oo Hooyoyinka Maraan.
Waxaa sidoo kale aad ka dheehan kartaan mareegta macluumadka la xiriiro Caafimadka Qoyska iyo Caafimadka Maskaxda.
Mareegtaan waxaa ka faaideysan kara oo loogu tala galay in eey macluumad caafimaad ka helaan, Waalidinta Iyo Qoysaska Cusub.
Fadlan nagu taageer juhdigeena, Sidoo kalena asxaabtada u baahi mareegta Barbaarin, si eey uga Faaidestan
Mahadsanidiin.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the practice
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 21:00 |
| Tuesday | 07:00 - 21:00 |
| Wednesday | 07:00 - 21:00 |
| Thursday | 07:00 - 21:00 |
| Saturday | 07:00 - 21:00 |
| Sunday | 07:00 - 21:00 |