SMNRC

SMNRC

Share

25/08/2022

Waxaan dhaamaan bahda caafimaadka ku wargalinaynaa in maalinta Jimcaha saacadu markay tahay 4pm (Galabnimo) lagu qaban doonaa xarunta Jamacadda Benadir seminaar ku saabsan APPROACH TO PREMATURE BABIES oo uu inoo qaban doon Dr Ibraahim Guled, senior Pediatric consultant.

Fadlan waqti aan dhowrno, kasoo qeyb galkiinana waa muhiim.

Photos from SMNRC's post 30/05/2022

Somali Maternal and Newborn Center (SMNRC) oo soo agaasintay Seminar looga hadlaayay caafimaadka hooyoada xili ay urrka leedahay.

Want your practice to be the top-listed Clinic in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address

Benadir University
Mogadishu