Run Gate
Sheko baadiye
20/05/2026
https://youtu.be/nzjXy6v6GlM?si=QrHdKK2qrIkrakj0
Waa riwaayad miye 😁😁
Riwaayad dhaqanka miyiga Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.
Shekadii ninkii bangiga jabsaday
17/05/2026
Dhalin yarada iyo cadaadiska lagu hayo dadka aragtidooda cabbiraya xal amni ma keento, balse waxay sii kordhisaa caro iyo kala fogaansho bulsho. Waxaa nasiib darro ah in dhalinyaro Soomaaliyeed oo fikirradooda cabbiraya loo wajaho handadaad iyo cabsi gelin halkii la dhageysan lahaa.
Xilku waa meerto, awoodduna waa mid aan waarta ahayn. Waxaa la gudboon masuuliyiinta inay ilaaliyaan xorriyadda hadalka iyo sharciga dalka, halkii ay adeegsan lahaayeen caburin iyo afduub lagu aamusiinayo shacabka.
Ahmed Bulshaawi
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu