Asal Store
19/07/2022
Qalabka waxbarashada caruurta oo kala duwan:
1/ iPad loogu talo galay inuu cunuga ku barto kaliya, salaadaha, ducooyinka, adkaarta maalinlaha ah, xuruufta carabiga oo qaab hal xiraale ah cunuga u baraya.
2/ Salliga salaadda caruurta oo caruurta kuu si xiiso leh u baraya shanta salaadood, ducooyinka la akhriyo marka salaadda lagu jiro, tirada rakcadaha salaadda iwm.
3/ hal xiraalaha Xarfaha alif wax malaha oo dhamaystiran.
Waxyaabo kale oo badan
Onlina uga iibso whatsapp 0611501107.
ama whatsapp: wa.link/3j78nk
Want your business to be the top-listed Clothing Store in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu