Hodon Traders.co
(online market in accordance with Islamic law)
Waxey qabataa malgalin kuna shaqeysa hab wafaqsan shareecada islaamka
21/04/2020
Forex Tips
Asc walaalayaal wan idin salamameyna hadaa nahay bahda Hodon Traders Co. waxan allah ka baryeeynaa inuu musiibooyinkaan naga dulqaado musiibadaaan oo si ba,an ubaabi,isay naf iyo maalba waxaana allaah ka baryeeyna inuu naga raali noqdo mid aduunyo iyo mid aaqiraba🤲
.
15/04/2020
Wacyi galin kusaabsan cudurka safmeerka ah ee covid19 ilaali naftaada,qoyskaaga iyo dalkaagaba
.
14/04/2020
Waqti Adag!
Xanuunka Karoonaha h**e ayuu cagta u soo mariyey Adduunyadii hormarka sheegatey, waxaana mar walba la filayey in mowjaddiisu soo gaari doonto Soomaaliya.
Hadda waxaa muuqata in xanuunku si xowli ah ugu faafayo dalka sida ka muuqaneysa War saxaafaddeedka Wasaaradda Caafimaadka.
Qaddarta Alle lama horjoogsan karo, waxaase ila qumman in talooyinkaan la tixgeliyo;
1) Badi Salaadda, Alle bariga, iyo Sadaqada;
2) Qaado talooyinka caafimaadka oo ku dhaqan;
3) Joog guriga haddii aadan ku qasbaneyn inaad baxdo;
4) Ha tagin Janaaso (Aas) aadan ku qasbaneyn;
5) Ka fogoow meelaha la isugu yimaado;
6) Ku dadaal nadaafadda guud ahaan gaar ahaan gacmahaaga;
7) Haddii aad isku aragto astaamaha, fadlan ka badbaadi inta kale oo kujir qolkaaga lana xariir isbitaalada iyo howlwadeenada qaabilsan xanuunka Karoonaha;
😎 Ha booqan qofka xanuunsan ee kala xariir Teleefanka una duceey;
9) La soco oo tixgeli amarada iyo fariimaha Dowladda;
10) Adiga xaaladdaada (Inaad xanuunka qabto) ha go'aamin ee la tasho dhaqaatiirta.
"Talo Adaa Ku Nool Ee Kuguma Noola"
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |