MOWLA
08/04/2026
Nolosha waa imtixaan, guushana waxay ku xiran tahay dadaalka aad bixiso. Ilaahay (SWT) wuxuu inoo cadeeyay dariiqa saxda ah:
๐ โููู
ููู ุฃูุฑูุงุฏู ุงููุขุฎูุฑูุฉู ููุณูุนูููฐ ููููุง ุณูุนูููููุง ูููููู ู
ูุคูู
ููู ููุฃูููููฐุฆููู ููุงูู ุณูุนูููููู
ู ู
ูุดููููุฑูุงโ
(Suurat Al-Israa: 19)
๐ Macnaha:
Qofkii doonaya Aakhirada oo dadaal u gala sida ay mudan tahay, isagoo muโmin ah dadaalkiisa waa la aqbalaa, waana la abaalmariyaa.
๐ Haddii aad rabto guul (Aakhiro ama Adduun), Ilaahay wuxuu kaa rabaa ficil iyo dadaal. Guul lama helo adigoo fadhiya waxay u baahan tahay sacyi (effort).
๐ โูููููู ุชูุฌูุฏู ููุณููููุชู ุงูููููู ุชูุจูุฏููููุงโ
(Suurat Al-Axzaab: 62)
๐ Tafsiir:
Sunanka Ilaahay (xeerarkiisa nolosha) ma isbedelaan. Qofkii dadaala wuu gaaraa, qofkii caajisa wuu dhacaa. Qorshe + dadaal + sabar = guul.
๐ฅ Dadkii guuleystay waxay raaceen hal jid:
โ๏ธ Qorshe cad
โ๏ธ Dadaal joogto ah
โ๏ธ Sabar iyo tawakal
โ Dadkii khasaarayna waxay sameeyeen:
โ Waqti lumis
โ Jiif badan
โ Ficil laโaan
๐ฌ Maahmaah Soomaaliyeed:
โXaglo laaban xoolo kuma yimaadaanโ
๐ Macnaheedu waa:
Haddii aad rabto horumar, toos oo shaqee. Jiif iyo caajis waxba kuma siiyaan.
๐ก Fariinta ugu dambeysa:
Nolosha aad rabto waxay ku jirtaa dadaalka aad maanta sameyso.
Isku kalsoonow, qorshee, dadaal, oo Alle talo saar guushu waa ku raaci doontaa, InshaAllah.
14/12/2025
โHaddii aad dareemayso ciriiri
oo aad u malaynayso in albaabbadii oo dhan kaa xirmeen,
ogow: Albaabbada Eebbe weligood ma xirmaan.
Rajada Ilaahay ha lumin.โ
Qaalallahu Tacaalaa:
๏ดฟุฅูููููู ููุง ููููุฃูุณู ู
ูู ุฑููููุญู ุงูููููู ุฅููููุง ุงููููููู
ู ุงููููุงููุฑูููู๏ดพ
Raxmada iyo gargaarka Ilaahay k**a quusto qofna,
waxaa ka quusta keliya kuwa gaaloobay.
24/04/2025
๐ค๏ธSaxiib ma ogtahay si aad u guuleysato, ma jirto sir kaa qarsoon, Kaliya waxaa u baahantahay inaad qorshe cad dagsato, qorshahaasna si dhab ah u fuliso, dadaal iyo waqti aad geliso una samirto, sideokale inaad Allah SWT talada u dhiibato, sidii ay sameeyeen dadkii kaa horeeyay ee guuleystay.
Ilahey dadaalkaaga wanagsan ma dayacaayo. .
๐ Ilahey SWT Qurโaanka Kariimka ah wuxuu ku leeyahay:
ุฅูููู ุงูููุฐูููู ุขู
ููููุง ููุนูู
ููููุง ุงูุตููุงููุญูุงุชู ุฅููููุง ููุง ููุถููุนู ุฃูุฌูุฑู ู
ููู ุฃูุญูุณููู ุนูู
ูููุง
๐ Suurat Al-Kahf โ Aayadda 30.
โก๏ธ Haddii aad si joogto ah u shaqeyso, u dulqaadato, isla markaana qorshahaaga ku adkaysatoโwaxa hubaal ah inaad guuleysanayso.
๐ Talada Maanta:
U noqo qorshahaaga mid daacad u ah, ha ka caajisin, hana ku mashquulin wax aan mustaqbalkaaga wax tarayn.
โจ Dadaal, dulqaad, ducana sii joogteeโguushu waa kuu dhow dahay, adigaa kaliya gaari kara haddii aad go'aan qaadato.
๐ค Sh. Mustafa wuxuu leeyahay: "si kastoo dadaalkaadu u yaryahay marna mirahiisu eber ma noqonayaan"
๐
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252