HelloTurk
11/09/2020
Mau bahantahay inad hesho simcard dalka turkeyga adigo dalkaga hooyo jooga??
Ku xidhnoow Shirkada Helloturk Travelsim waxan kuu suurta galineynaa inad qadan karto simcard dalka turkeyga, inta aadan ka duulin dalkaga hooyo..
Waxad kaqadan kartaa AdenAbdulle international Airport qeybtisa duulimadyada caalamiga ah.
Fadlan gaarsii saxibkaga sida uu safarkiisa turkeyga ugu noqdo mid fudud.
Mahadsanid
Want your establishment to be the top-listed Arts & Entertainment in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Telephone
Website
Address
Premier Bank
Mogadishu
Mogadishu