Matrix CVS
07/06/2026
Macamiil Waxa Idin Hayna Mashiinka Baarista ee Casriga ah waa nidaam amni oo horumarsan oo loo isticmaalo si loo ogaado si degdeg ah oo sax ah waxyaabaha mamnuuca ah ee ku jira boorsooyinka, shixnadaha, ama dadka, gaar ahaan meelaha baarista sida garoomada diyaaradaha, xarumaha dowladda, ama munaasabadaha dadweynaha.
Mashiinkani wuxuu adeegsadaa tignoolajiyada casriga ah sida Sirdoonka Artificial (AI), Barashada Mashiinka (ML), aragtida kombuyuutarka, iyo sawir-qaadis horumarsan si uu u bixiyo falanqeyn waqtiga-dhabta ah iyo ogaanshaha khatarta si hufan.
Wixii faah-faahim ah nagala soo xariir:
📞 Naga soo wac: +252610562222 / +252610652222
🌐 Booqo boggayaga: www.matrixcvs.com
📍 Goobta: Wadada Makka Almukarama Road, TCC Build Muqdisho - Soomaaliya
02/06/2026
𝐖𝐚𝐥𝐤 𝐓𝐡𝐫𝐨𝐮𝐠𝐡 𝐌𝐞𝐭𝐚𝐥 𝐃𝐞𝐭𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫-𝐤𝐚
waxaa loo isticmaalaa in lagu ogaado oo lagu baaro hubka iyo biraha kale ee khatarta leh ee qofka la socdo marka uu marayo albaab ama goob ammaan ah. Waxaa si weyn looga adeegsadaa meelo badan, sida: Garoomada diyaaradaha: Xarumaha dawladda: Goobaha laga dukaameysto (malls)
:wixii fahfahin intaas dheeri ah nagala soo xariir...
Naga soo wac: +252610562222 / +252610652222
Booqo boggayaga: www.matrixcvs.net
Goobta: Wadada Makka Almukarama, Muqdisho - Soomaaliya
26/05/2026
𝗨𝗻𝗱𝗲𝗿 𝗩𝗲𝗵𝗶𝗰𝗹𝗲 𝗦𝗲𝗮𝗿𝗰𝗵 𝗖𝗮𝗺𝗲𝗿𝗮
Teknoolojiyadda ugu sahlan ee kaa caawinaysa in aad si fudud uga baarto hoosta gaadiidka. Ammaan, hufan, oo lagu kalsoonaan karo.
Wax fahfahin intaas ka dheeri nagala soo xiriir:
📞 +252610652222
🌐 www.matrixcvs.com
📍 Makka Almukarama Road, Taleh TCC BUILD, Muqdisho - Somalia
24/05/2026
Ku xakamee albaabkaaga si fudud oo casri ah adigoo adeegsanaya 𝐕𝐢𝐝𝐞𝐨 𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐜𝐨𝐦 𝐒𝐲𝐬𝐭𝐞𝐦 ee isku daraya ammaan, raaxo, iyo teknoolojiyad sare.
✅ Furitaan kaar, password & face unlock
📱 Remote unlock & mobile app
🔔 Alarm integration
🎥 Video & audio call (HD 1024×600)
🎙️ 2-way audio
Ku habboon guryaha, xafiisyada, hoteellada, iyo xarumaha ganacsiga.
📞 Nala soo xiriir:
+252610652222 / +252610562222
🌐 www.matrixcvs.com
📧 [email protected]
📍 Makka Al-mukarama Road, Taleex – TCC BUILD, Muqdisho
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |