Landmark Realty

Landmark Realty

Share

01/10/2024

“Gurigaagu gacmo aamin ah buu ku jiraa! 🏡 Kooxdayada dayactirka oo khibrad leh waxay hubisaa in hantidaadu mar walba ku sugnaato xaalad fiican oo dhowran, adna waxaad ka fikirtaa waxyaabaha kuu muhiimsan.

🔧 Adeeg tayo leh, mar walba!
📞 Naga soo wac hadda: 0610232020

17/09/2024

Ku wareeji maamulka hantidaada Landmark Realty, annaga ayaa kaa caawin doona howlaha maalinlaha ah halka aad ka faa’iidaysanayso maalgashigaaga. Nala soo xiriir maanta +252610232020 si aad u ogaatid sida aan kuugu fududeyn karno maaraynta hantidaada. ”

28/08/2024

“Hantidaada waa muhim. Anaga ayaa kaaga dhigeyna mid ammaan ah, walwal la’aan, oo kalsooni ku dhisan.
Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo safarkaaga guusha!”

’aan

Want your business to be the top-listed Realtor/realty Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Mogadishu