Somali Post

Somali Post

Share

These questions in planning, are also exceedingly important when distributing your content afterwards.

Photos from Somali Post's post 22/02/2025

,Difaacyada aan manta ka qabsanay Kooxda daacish Oo ah deeganka DARAMADOW.

Photos from Somali Post's post 11/03/2024

30 ramadaan ducooyinkaas Kaga faaidaysta maalinba mid Akhrista in aan idinla share gareeyo baan jeclaystay Ilaahay kuwa u dambi dhaafay oo naarta Laga xoreeyay hanagu daro Ramadan Mubarak ❤️

06/02/2023

: 7 saacadood oo xariir ah dagaal xoog leh ayaa kasocda Laascaano, ciidanka SL oo aroornimadii h**e isku dayay in ay gudaha magaalada galaan ayaa laga hor istaagay, dagaalka xoogiisa ayaana kasocda darafyada magaalada, iyadoo uu ka durkay halkii uu saaka ka bilowday.

Somaliland ayaa ciidamo ay kasoo qaaday Tukaraq iyo Taliskooda Oog duhurnimadii galisay dagaalka, laakiin ilaa hadda ma 'aysan ku guuleysan dib uqabashada aagaga ay doonayaan, ciidamada u dhashay deegaanka oo kasoo horjeeda ayaa is difaacaya.

Khasaaraha ka dhashay dagaalka ayaa ilaa hadda kor u dhaafaya dhimashadu in ka badan 45 ruux oo ah shacabka madaafiic lagu garaacay, ciidanka deegaanka ee is difaacaya iyo kuwa Somaliland.

Qaar kamid ah ciidamada u dhashay deegaanka oo h**ey uga mid ahaa ciidanka Somaliland ayaa qaarkood dagaalka ka qeybgalay, iyagoo ka soo horjeestay dhinaca Somaliland.

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Km4
Mogadishu