Filfil82
05/02/2026
❤️ Qiso jacayl oo ka bilaabatay hal comment!
Sidaa waxaa yidhi Fathi , wiil reer Hargaysa ah oo dhawaan magaalada Gaalkacayo u aaday si uu u soo guursado Sihaam, oo hadda noqotay xaaskiisa. 💍❤️
🗣️ Wuxuu yiri:
“Waxay ahayd bishii May 27-keedii 2023 markii aan Facebook-ga ku arkay comment igu dhaliyey inaan baadi-goobo qofkii lahaa. Taasina waxay sababtay in muddo 2 sano iyo 8 bilood kadib ay xaas ii noqoto marwadii comment-ga lahayd — Sihaam.”
🤲 Alle ha isku barakeeyo, hana idin barakeeyo guurkiinna.
Cibaado aya naloo abuuray 🥹
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu