Aman Rachid

Aman Rachid

Share

14/02/2023

Sannadkii 1945-kii, Tsutomu Yamaguchi wuxuu ka badbaaday qarixii ugu horreeyay ee atomiga nugliyeerka ee Hiroshima, in kasta oo uu hawada sida duufaanta oo kale ugu wareegsade kadibna si waji waji ah ugu so dhacay meel god ah. Waxa uuna si degdeg ah uga soo kabtay wixi so gaare, kadib waxa uu raacay tareen u socday Nagasaki, isaga oo yimid waqtigii bamka labaad ee nugliyeerka ka dhacay Nagasaki. Isla Midkaasna wuu ka badbaaday.

Naf walba waqtigede ledahay.

11/02/2023

Sawirkan aad ujeedan waa askari, xiliga la qaaday labada sawir waxa udhaxeesa 4sano oo kaliya waana xiligii dagaalki 2aad ee aduunka socday 1941-1945.

1941 aya la qaade 1945 aya laqaade

07/02/2023

Waa journal soo baxay 80 sano kahor, dadku waxa ay diirada saarayen siyaasad iyo dagaal oo kaliya, waxbarashadi, caafimadki, fununta kala duwan iyo cilmigaba wa aya iska indha tireen, wali waxaa lajooga 80sano kahor meeshi lajoogay oo wax horumar ah laguma tilaabsan.
Dadka allaha soo jeediyo hana kala qaboojiyo.

05/02/2023

Waxa la ogaaday in 80% luqadihii ibnu-adamka kuhadli jireen in dunida ay kadabar go'een.

03/02/2023

Ninka dhagax jabiyaha ah waxa laga yaaba in uu boqol jeer(100) dhagaxa garaaco si uu ujabiyo balse ee usuurta gali weeso oo uu dhagaxi umuiqan waayo in uusan dilaaceyn, balse garaacida boqol iyo koowaad(101) waxaa dilaacaya dhagaxi, taas waxa ay macnaheedu tahay in kudhufashadi 101 in aysan aheen garaacidi sababtay in uu dhagaxi dilaaco ee waxa dhagaxa dilaaciyay ay tahay garaacisti badneed ee kaso h**eese tan udanbeyse.

Ujeedadu waxa ay tahay, in marki aad rabto in aad howl qabato aadan h**e kafilan guul balse aad sugto, sabarna yeelato illa howshadi halmar kaguul gaartid.

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Wadnaha Street
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 23:00
Tuesday 09:00 - 23:00
Wednesday 09:00 - 23:00
Thursday 09:00 - 23:00
Friday 09:00 - 23:00
Saturday 09:00 - 23:00
Sunday 09:00 - 23:00