Heliwaa Academy
02/06/2026
Heliwaa Academy U16
Champions๐๐ซ
19/05/2026
Bogaadin iyo Hambalyo ๐
Maamulka, macallimiinta, iyo dhammaan ciyaartoyda Heliwaa Academy U12-14 waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ciyaaryahanka Abdulhi Abdi Mahamud (Madoobe) oo maanta matalay kooxda Ablaal Heliwaa tartanka Ablaal Schools Tournament.
Ciyaaryahanka ayaa soo bandhigay dadaal, karti, iyo ciyaar wanaagsan kulankii kusoo dhammaaday barbaraha, isagoo sidoo kale dhaliyay goalkiisii ugu horreeyay ee tartanka โ taas oo ah guul muhiim ah oo muujinaysa horumarkiisa iyo mustaqbalkiisa wanaagsan ee kubadda cagta.
Waxaan u rajeyneynaa Abdulhi inuu sii wado dadaalka, anshaxa, iyo horumarka wanaagsan si uu u gaaro heerar sare oo ciyaareed.
Hambalyo Madoobe ๐โฝ
Mustaqbal ifaya ayaan kuu rajeyneynaa!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
HILWAA