UDM
16/09/2025
Maalinta Jimcaha oo taariikhdu ku beegantahay 19.09.2025 waxaa Beerta Nabadda ka dhici doona Doorashada Ururka Dhalinyarada Mohamud Hiraab.
Wixii habraac doorashada ah dib ayaan idinkala so wadaagi doona inshallah
08/09/2025
Shalay oo ay taariikhdu ahayd 07 Sep 2025 waxaa gudiga doorashada dhalinyarada UDM si rasmi ah u gudoonsiiyeen musharax gudoomiye Abdiwali Mohamed Diiriye shahaadada musharaxnimo ee xilka gudoomiyaha dhalinyarada.
Musharaxan ayaa kasoo gudbay dhamaan Shuruudaha looga baahnaa Musharaxa shahaada gudoonsiinta kadib guddiga ayaana kula dardaarmey Musharaxiinta in ay kashaqeyan isku keenida iyo midnimada dhalinyarada UDM iyo Hormarkooda.
Click here to claim your Sponsored Listing.