Goobsan Institute
Goobsan Group was founded in 2014 by a group of Somali professionals with diverse experience in Management, Technology and Engineering, it is currently a fully grown-up company that provides professional services
07/08/2022
muhiim ah
Xarunta Goobsan Institute Business & Technology
waxey qabanaysaa koorso 3 weeks bootcamp
oo lagu bara doono softwares kala ah
waxii faahfaahin ah nagala soo xariir
number kan : 0617 338 998
30/03/2022
Xarunta Goobsan Institute Business & Technology iyo Jaamacada Plasma Campus-keeda PIU waxey qabanayaan Seminar on Research methodology, waxaana bixin doona cilmi baarayaal ku taqasusay.
Seminar-ka wuxuu soconayaa (saddex maalin) wuxuuna bilaabanayaa (2/April/2022) galabnimada Sabtida.
Fadlan iska diiwaan (Link-ga) yaala qeybta comment-ga👇 ama wac waxii faahfaahin ah 0617 338 998
Arday ka mid ah ardayda dhameesatay Seminar on Project Planning, Design and Implementation oo socday muddo afar maalin ah.
23/03/2022
Waxaa maanta soo gabagaboobay Seminar onProject planing Design & Implementation oo aan u qabanay arday dhameysatay heer-ka 1aad ee jaamacada iyo kuwo sanadkaan dhameenaya inshallah
Waxaana gudoonsiinay shahaadada ka soo qeyb galka seminarka
22/03/2022
Sawirada ardada maalinta 4aad ee Seminar-ka Project Planing, Design & Implementation.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
252
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 17:00 |
| Friday | 08:00 - 23:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |