Cumar Baashane

Cumar Baashane

Share

waxaan kugu soo dhaweynaa page-keyga oo aad si xor aragtidaada ugu dhiiban karto. halkaan kala soo soco warbixino joogta ah oo ku saabsan arimaha Bulshada, siyaasada, dhiirigalin, iyo Diinta.

23/06/2026

Ka qeyb galka shirarka caalamka in nalaga mamnuuco ka baqaa.

23/06/2026

Malaga yaabaa Bilaal Bulshaawi inuu halkaan ka jeediyo khudbad carabi oo ka hadleyso saameynta baraha bulshada?

22/06/2026

Gabadhaan waxa ay ka timid dalka Maleysiiya laakiin dhalinyaradii iyo taageeryaashii midna sooma dhaweynin halkas waxaa ka muuqda sharicga ciidanka Booliska Muqdishu inuu dhaqan galay maanta.

Dhalinyaradii ciyaalka socodka ee dhibka badnaa Gaari shabaqle ayaa loo dhiigay meesha lagu soo dhaweeyo dadka caanka ah.

22/06/2026

Ardaygaas ee imtixaanka kasoo baxay oo ubaxii dalka ah ninkii jilaafo u bixiyay kawaran waliba u xoog sheegtay.

Sheekada hadda waayeelada wey ka tagtay caruurtii yar yaraa ayay mareysaa. Bisinka

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Mogadishu