Gogoldhig Academy
03/05/2026
Gogoldhig Academy Waxaa ka bilowday isdiwangalinta courses E-Commerce & Social Media Marketing, graphic design, video editing, photography and videography waxayna ku egtahay isdiwangalinta 07-5-2026
Register here
https://forms.gle/pxi3m22VEPsHpnc1A
Contact us WhatsApp 61 2291554
Gogoldhig Academy "Baro xirfad oo Bari Shaqo Tag"
Ganacsigaga dadaal badan baad gelisaa… laakiin ma koro?
Maalin walba waad post gareysaa… engagement ma jiro
Marketing waad sameysaa… iibka ma kordho
Waxaad dareemeysaa inaad meel ku xanniban tahay
Ku soo biir Free Online Webinar oo aad ku baranayso Strategic Marketing and Planning oo qeyb ka ah programka hel hal-abur ganacsi waxana qabanayso Gogoldhig Academy waxa laqabana 5 April 2026 waqtiga 8:00-10:00PM habeenimo halkan iska diwangali
https://forms.gle/WrFk4oW2eJYetUBXA
Contact us WhatsApp 61 2291554
Gogoldhig Academy "Baro xirfad oo Bari Shaqo Tag"
Gogoldhig Academy Waxay idin sameysay Qiimo dhimis bisha Ramadan owgeed Ka faidaysi wcn
21/02/2026
Gogoldhig Academy Waxay idin sameysay Qiimo dhimis bisha Ramadan owgeed Ka faidaysi wcn
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hodan