Asad Sports Man
21/05/2025
Vicario on the world🧤🔥
21/05/2025
Save of the year⚔️
Micky Vandevan🙆💀
21/05/2025
4 times faced this season🏟
4 loss❌️
02/01/2025
Wayne Rooney wuxuu ka tagay Everton, wuu guursaday, wuxuu dhalay 3 carruur ah, wuxuu ku guuleystay 16 koob, timaha ayuu ka daatay, wuxuu beertay timahii, wuxuu noqday gooldhaliyaha ugu sarreeya Man United, wuxuu dib ugu laabtay Everton, wuxuu aaday MLS, wuxuu noqday tababaraha Derby County, kooxdii waxay u dagtay heerka hoose, wuu ka tagay oo wuxuu noqday tababaraha Birmingham, waa la cayriyey, wuxuu noqday tababaraha Plymouth, waa la eryay.
Intuu waxaa oo dhan qabanayay weli Arsenal Premier League ma aysan qaadin🤦😂🤭
Wayne Rooney left Everton, got married, had 3 kids, won 16 trophies, went bald, had a hair transplant, became Man United's top goalscorer, had an extramarital affair, returned to Everton, went to the MLS, became manager of Derby County, they got relegated, left to become Birmingham manager, got sacked, became the manager of Plymouth, got sacked and yet Arsenal still hasn’t won the Premier League.
02/01/2025
🚨 Xidiga Liverpool uga ciyaara garabka midig ee Mohamed Salah🇪🇬 ayaa laga yaabaa inuu ku guulaysto bishii labaad oo xidhiidha Xidiga bisha ama loo yaqaan (POTM)🏆🎗
Player Of The Month🔥
Mohamed Salah ayaa seasonkan aad u kacsan oo samaynaya numbers waalan oo goolal iyo caawin ba ah👏
Fadlan Follow nasoo dheh🙏
31/12/2024
🚨5ta ciyaartoy ee kulamada ugu badan u ciyaaray Liverpool sannadka 2024:
1: CODY MATHUES GAKPO 🇳🇱-56 kulan
2: ALEXIS MAC ALLISTER 🇦🇷- 53 kulan
3: VIRGIL VAN DIJK 🇳🇱- 53 kulan
4: LUIZ DÍAZ 🇨🇴- 52 kulan
5: DARWIN NUNEZ 🇺🇾- 50 kulan
🚨5ta ciyaartoy ee goolasha ugu badan u dhaliyay sannadka 2024:
1: MOHAMED SALAH 🇪🇬- 29 GOOL⚽️
2: CODY MATHUES GAKPO 🇳🇱- 20 GOAL⚽️
3: LUIS DÍAZ 🇨🇴- 20 GOAL⚽️
4: DARWIN NUNEZ 🇺🇾- 14 GOAL⚽️
5: DIOGO JOTA 🇵🇹- 12 GOAL ⚽️
🚨5ta ciyaartoy ee caawinta ugu badan sameeyay sannadka 2024:
1: MOHAMED SALAH 🇪🇬- 23 ASSIST🎯
2: HARVEY ELLIOT 🏴- 10 ASSIST🎯
3: DARWIN NUNEZ 🇺🇾- 9 ASSIST🎯
4: CODY GAKPO 🇳🇱- 8 ASSIST🎯
5: MAC ALLISTER 🇦🇷- 7 ASSIST🎯
Fadlan follow nasoo dheh mahadsanid 🙏
07/12/2024
🚨 dhaawacyada kooxda:
Chiesa iyo Diogo Jota ayaa kusoo dhow tobabarka kooxda Halka Allison uu soo laabtay
Kostas, Connor Bradley iyo Konate uun bay dheertahay soo laabashadoodu
07/12/2024
🚨Exclusive: Kulanka Merseyside Derby ayaa la filayaa inuu baaqdo maadaama ay dabaylo xoogan ka dhacayaan magaalada Liverpool
29/11/2024
Cristiano Ronaldo wuxuu dhaliyay 500 oo gool in ka badan intuu dhaliyay Ronaldo Nazario
Wow🤯
29/11/2024
Edwards ayaa qorsheenaya dib uhabeenta kooxda Liverpool
Waxa uu doonaya in uu dhiso Liverpool da'yar ah oo linup iyo keyd isku mid yihiin
Qorsha hordhaca ah ee la hele ayaa waxa ka mid ah in kooxda laga diro ciyaryahanada dhaawac saa'idka ah
Waxana maanta la isla dhexmarayi in Diogo Jota laga diri doono kooxda
Haddi dhaawac qof loo dirayo maxuu chiesa usoo iibsade !!
Go'aanka ugu danbeeyo waxaa leh Edwards Arne slote cidna ma celin karyo cidna ma keensan karyo
29/11/2024
𝐁𝐑𝐄𝐀𝐊𝐈𝐍𝐆🚨🏨 |konate ayaa garoomada kamaqnaan doono mudo Lix isbuuc ah
War dhagaha taageerayaasha liverpool u xun💔 Quick Recovery
29/11/2024
✨🇵🇹 Cristiano Ronaldo wuu dhaliyay caawana weli ciyaartuna may dhamaan.....914 goals 🙌
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Hargeisa
252