Assad Forum
05/11/2023
Cilmi baadhistu waa talaabada lagu helo xalalka mushkiladaha jira.
Si loo xaliyo mushkiladaha jira waa in la sameeyaa cilmi baadhis lagu go'aan qaato si looga jawaabo ama looga hor tago mushkiladaha soo waajahan.
02/11/2023
Waa maxay Cilmi-baadhis?
Cilmi baadhistu waa baadhitaan nidaamsan ama baadhitaan lagu sameeyo shay gaar ah ama waa hab lagu soo bandhigo aqoon cusub oo lagu xalliyo dhibaato jirta.
Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Hargeisa