Personal Computers
Our aim is to reach our customer's needs and our promise is to provide high quality goods with reasonable price. HBG provides various services including,Logistics, Stationery, Maintenance of IT equipment such as Computers, Printers, Photocopy machines, Refilling Cartridges, Printing services like Printing Text-books, T-shirt, Stickers, Brochures, Certificates and Caps. HBG is a distributor and ret
08/06/2022
Jumladda Alaabahan oo Tayadii yurub ah ku soo dhawaada Macmiil.
05/03/2020
Bandhigga habeen Dambe kaadhadhkiisii halkan ayaad ka helaysaan.
Night view of Personal Computer!
Xog ku saabsan Kaspersky Anti-Virus 2016............................................................................
Macaamiishayada Sharfan waxay ilaa Sanadka Bilawgiisa ugu badnaa Su'aalaha ay na soo waydiinayeen Su'aal ahayd Maxaa Ilaaliyaha Cusub ee Kaspersky 2016 kaga duwanyahay Kii h**e e 2015ka?. Keebaadse nagula talinaysaan Isticmaalka isaga iyo Norton?. ama Kuwo kale oo Cusub?.
Mahadsanidiin Weydiinta qiimaha leh, intaasi ka dib.
Barnaamijkan ilaalinta ee Shirkadda Caanka ah ee Kaspersky ay sanadkasta bilawgiis soo saarto, Waxa uu kaga duwanyahay kiisii h**e ee 2015ka iyaga oo aad ugu dadaalay inay ka faaiidaystaan Dhaliilihii Macaamiisha Qaaradaha dunida ku kala sugani ay u soo Jeediyeen Sanadkii galbaday, Waxa ugu Muhiimsanaa Dhaliilahaasi oo Adhax ka jab ku noqday Macaamiisha
1. inuu aad u adkaa Cusboonaysiintiisa/Update,oo ugu yaraan uu kaa qaadanayay 2 Saacadood hadii Xawaaraha internetkaagu hooseeyo,hadii uu fiicanyahayna 1 saac.
2. Waxay aad u soo fududeeyeen Qaabka uu u shaqaynayo ee uu u ilaalinayo Computerkaaga,
3. Waxay ku dadaaleen inuu saacad kasta si toos ah isagu shaqada cusboonaysiinta isugu diro,isaga oon rabshin qofka macmiilka ah.
4. Waxay ka talaabsadeen Mushkilad aad u balaadhnayd oo ahayd in dhigeedii h**e aanu yeeli jirin inaad ku shuban karto Compterkaaga hadii wax dhaawac ahi gaadhay Barnaamijka kuugu jiro, hadda waxay nuskhadani kuu saamixi doontaa inay Hajaajin kuugu samayso hadiiba ay dareento wax dhaawac ah ama qaybo ka lumay Barnaamijkaaga.
La Soco...Maxaa u dhexeeya Norton iyo Kaspersky keebaase la ii qaatay,sidoo kale Keebaan ii fiican Kaspersky Anti-virus iyo Kespersky internet Security..
Mahadsanidiin Dhamaan Macaamiisha Sharfan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
Hargeisa
00252
Opening Hours
| Monday | 07:30 - 20:30 |
| Tuesday | 07:30 - 20:30 |
| Wednesday | 07:30 - 20:30 |
| Thursday | 07:30 - 20:30 |
| Saturday | 07:30 - 20:30 |
| Sunday | 07:30 - 20:30 |