GULED ABDI
05/03/2024
Waxa aan hambalyo iyo bogaadin weyn u dirayaa si kal iyo laab leh Kooxda kubadda cagta ee Dawladda Hoose ee Burco oo galabta si xarrago leh ugu guuleystay Koobka horyaalka horyaallada Jamhuuriyadda Somaliland oo ka soconayey muddoonyinkii u dambeeyey magaalada Berbera.
“ Burco waxa ay ku taallaa
Xiddida tin iyo cidhib
Tabinaaya dhiiggee”
Hambalyo hanadadii Burcaawiyiinta ee Alamsaawiyiinta ahaa!
02/03/2023
Waa hubanti qofka mu'minka eh inuu rabi rajeenayo oo aan camal keenu ku filneen marnaba janno oo aan camal keenu ku filneen marnaba ineenu naar ka badbaadno oo Nabi Muhammed {SCW} ayaa leh midkiina camalkiisa janno kuma galayo walaa adiga ayee ku dheheen saxaabadii walaa aniga ayuu ku dhahay Nabbigu in ilaahay ii naxariisto mooyaanee. Laakiin waxaa loo baahan yahay ilaahay naxariistiisa inaad kasbato oo keensato iyo sidaad ugu biiri leheed kuwa ilaahay unaxariisto.
ilaahayow waan kaa cararayaayee ii naxariiso miyee macquul tahay ?
ilaahayow waqtigayga wax kalaan ku bixinayaayee ii naxariiso miyee macquul tahay?
ilaahow kuuma jeedee ii naxariiso, ilaahow naar ka baqi maayee ii naxariiso, ilaahow janno dooni maayee igali u xoogsan maayee igali. Waa qaladan tahay. Waxaa sax eh ilaahow cadaabkaaga ka baqayaaye iga badbaadi, ilaahow jannadaadaa rabaaye igali Laakiin camalku uu jiro.
Dadkeenaan hada jooga Rajadaa inagu badan inagoon camalkii haynin, laakiin saalixiyiintii caksi beey ahaayeen iyagoo camalkii haayo ayaa hadana cabsidu ku badneed.
Wa habeen Jimco ah aan badino saliga Nabbiga walaalyaal{ NNKH}.
GULED ABDI
21/02/2023
📸 | Taageerayaasha Man United ayaa dhamaantood ah taageerayaasha Madrid caawa halka taageerayaasha Madrid ay dhamaantood noqon doonaan taageerayaasha United maalinta khamiista ah. Real United 🤝
19/02/2023
Goat ku wuxuu ka tagi doonaa tabac qurux badan 😍
Tani waa sameynta shaqsiga ugu wanaagsan Tariikhda kubada cagta Greatest of all time cr7🐐❤️🙏
GULED ABDI
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa
SPORTS