GNN MEDIA

GNN MEDIA

Share

Photos from GNN MEDIA's post 03/04/2026

“Maayir ha ka sii badbadin ee maqal dadkaaga iyada oo Dadkeeni qaylinayaan oo ay leeyihiin hanaga tagin.”

Ugaas Guud beelweynta Arab Ugaas Axmed Cali Mahdi.

01/04/2026
01/04/2026

Hirdanka Iyo Hagardaamada Quwadaha Dunida.

20/03/2026

Golaha Wasiirrada ee Dowladda Ingiriiska ayaa Jimcihii Maanta Ansixisay ogolaansho ah in Mareykanka uu isticmaalo saldhigyada milatari ee UK si uu u weeraro goobaha gantaalada Iran gaar ahaan kuwa lagu weeraro maraakiibta mara marinka Hormuz.

Golaha Wasiirada Britain ayaa maanta kulankooda kaga hadlay dagaalka Iran iyo xannibaadda Iran ee marinka Hormuz, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Downing Street.

19/03/2026

Ciidanka !iraan ayaa ku guulaystay in ay waxyeello u gaystaan Diyaaradaha Jiilka Cusub ee Maraykanku Ku Faano, ( F-35) sida ay sheegtay warbaahibta Maraykanka ee CNN.

Diyaaraddan ayaa Markii Rasaastu ku dhacday si degdeg ah ugu degtay oo saldhig Mareykanku ku leeyahay Bariga Dhexe.

Maraykanka ayaa h**e u sheegay in Diyaaraddani ay ka dhuumato Raadaarka isla markaana an la toogan karin.

Photos from GNN MEDIA's post 19/03/2026

WAR CUSUB:
Madaxweynaha Maraykanka ayaa Sheegay in Maraykanku aanuu Ogayn Duqayn Halis ah oo Isra!L ku dhufatay Goobaha ay Iraan Gaasta kasoo saarto ee loo yaqaano South Pars, oo ah Jasiirad aad ugu dhaw dalka Qadar.
Iran ayaa markiiba ku jawaabtay weerar ay ku qaaday ceelasha Gaasta ee Qadar.

Trump waxaa uu sheegay in aanay Israaiil duqayntaas la socodsiinin balse waxaa uu ballan qaaday in aanay mar dambe dhici doonin in goobtaas la duqeeyo, sababtoo ah waxay aad ugu dhawdahay Xadka Qadar iyo Iraan dariska ka yihiin dhinaca badda.

Iran ayuu ku eedeeyay in ay weerar aargudasho ah u gaysteen goobaha Gaasta ee Qadar, wuxuu ku Hanjabay hadii ay mar dambe weeraraan inuu go’aan ku gaadhi doono in la gubo Ceelasha Gaasta ee Iraan.

18/03/2026

Maayir Hiiro oo ka Warramay Arrimo dhacay

Photos from GNN MEDIA's post 04/03/2026

Taallada Sayid Maxamed Cabdille Xassan oo laga Taagay Jigjiga.

Photos from GNN MEDIA's post 01/02/2026

Dhib u dhiska Xarunta Taliska Guud ee Ciidamada Militeriga Somaliland oo Barri ay Ka qabsoomayso Xafladda Xuska Aasaaska Ciidanka Qaranka.

Want your business to be the top-listed Media Company in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Airport Road
Hargeisa
252

Opening Hours

09:00 - 17:00