Adami Contractor Service
waxad page kan ka heli kartaan adeegyada ay ka midka yihiin :
1.Iibka dhulka ama Qiimeyntiisa.
2.Iibka Baabuurta ama kireyntooda
3.Iibka guryaha ama kireyntooda,& adeegyada la halmaala.
18/12/2022
Ugu danbeyn cumaamadii waan tuuray khalaas.
06/11/2021
Dhul iib ah galbeed ka hargeisa
Goobta karasharka ina cadaawe
Waa 3 baloodh laba dhagax laga jabiyey oo godan yihiin iyo mid saxdii ah
Qiimaha :24 kun waa qiimo macquul ah
Tell:634551414
06/11/2021
Dhul iib ah waa bloodh
Goobta uu ku yaala magaalo jimcaale
Qiimaha: 12 kun
Kaara koone ku xigeen weeye wadada
Adeeg hufan ugu soo hagaag Adami Contractor.
19/02/2021
Adeegyada kale eed naga heli karto ,Iibinta Alaabta sakanka ah ee la soo isticmaalay, hadaad aduu haysana waan kuu iibineynaa, nooc kasta.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa