Runsheeg page
12/01/2020
Deg deg
Afargantaal ayaa caawa ku dhacay saldhiga ciidanka maraykanka ee dalka ciraaq
Gantaalada ayaa loo malaynayaa inay soo tuudhay iiraan oo xurguf kala dhaxayso
12/01/2020
10/01/2020
Asc asxaapta
Waxyaabaha guusha lagu gaaro hadaan wax ka sheegno
1. Waa inaad go aan leedahay
2. Waa inaad ficil samaysaa saad guul ugaari lahayd
3. Waa inaad wax badan akhrisaa waayo wax akhriska maskaxdaa ku kodha
4. Waa inaadan niyad jabin markaad aragto guul daro yar oo aad sabir yeelataa
5. Waa inaad taqaan meeshaad usocoto
Iyo hadafkaad ka leedahay
6. Waa in lagaa nabad galaa af iyo adinba
7. Waa inaad waalidkaa baari unoqotaa
8. Waa inaad latimaadaa waa jibaadka ilahay swc uunafaray
Waa hubaal inay jiraan qodobo badan oo maskaxdaada ka guuxaya oo guul lagu gaari karo
Fadlan
Saar page kaan
Runsheeg
Mahadsanidiin
Click here to claim your Sponsored Listing.