HitAcademy

HitAcademy

Share

Photos from HitAcademy's post 06/03/2026

Mac-hadka HitAcademy ayaa guddoonsiiyey shahaadooyin hawl-wadeennada HitDesigns kuwaas oo si firfircoon uga qayb qaatay “𝗣𝗿𝗶𝗻𝗰𝗶𝗽𝗹𝗲𝘀 𝗼𝗳 𝗚𝗿𝗮𝗽𝗵𝗶𝗰 𝗗𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻 𝗠𝗮𝘀𝘁𝗲𝗿𝗰𝗹𝗮𝘀𝘀.” Tababarkan heer sare ah ayaa diiradda saarayay fahamka aasaaska naqshadaynta, horumarinta xirfadaha hal-abuurka, iyo abuurista naqshado casri ah oo xirfadaysan.

05/01/2026

𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐁𝐢𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡 𝐚𝐡 - 𝐅𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝 𝐀𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐫 𝐊𝐚𝐥𝐞 𝐒𝐨𝐨 𝐍𝐨𝐪𝐨𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐢𝐧!

𝗛𝗶𝘁𝗔𝗰𝗮𝗱𝗲𝗺𝘆 oo kaashanaysa shirkadda 𝗛𝗶𝘁𝗱𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻 Iyo Jaamacadda Abaarso waxay kugu wargalinaysa inay qaban doonto tababar muhim u ah Bulsho waynta reer Burco.

Ma doonaysa inad horumariso Xirfadaada aqooneed ee ku saabsan barashada 𝗠𝗲𝘁𝗮 𝗔𝗱𝘀 𝗠𝗮𝗻𝗮𝗴𝗲𝗺𝗲𝗻𝘁?

Waxay 𝗛𝗶𝘁𝗔𝗰𝗮𝗱𝗲𝗺𝘆 ku soo xushay Tababar ka haqabtiraya wax walba oo ku saabsan sida loo helo xayaysiin guulaysata.

Faahfaahinta Koorsada:
🗓️ 𝙈𝙖𝙖𝙡𝙢𝙖𝙝𝙖: Khamiis iyo Jimce
📍𝙂𝙤𝙤𝙗𝙩𝙪: Abaarso Hall
⏳ 𝙈𝙪𝙙𝙙𝙖𝙙𝙖: 2 Cisho
📅 𝘽𝙞𝙡𝙖𝙖𝙗𝙖𝙨𝙝𝙖𝙙𝙖: 8-da Jan 2026
🕓 𝙒𝙖𝙦𝙩𝙞𝙜𝙖: 6:30 maqrimnimo
𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐢𝐢𝐫 𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩𝐤𝐚𝐧:
https://chat.whatsapp.com/CZQ5BEb6R2oETdHQN9aNto
𝐖𝐚𝐱𝐢𝐢 𝐰𝐚𝐫𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧 𝐞𝐞 𝐝𝐡𝐞𝐞𝐫𝐚𝐚𝐝 𝐚𝐡 𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩 𝐧𝐮𝐦𝐛𝐞𝐫𝐤𝐚𝐧 𝐡𝐨𝐨𝐬 𝐤𝐮 𝐪𝐨𝐫𝐚𝐧: +𝟐𝟓𝟐 𝟔𝟑𝟕𝟕𝟏𝟒𝟏𝟔𝟑.

21/12/2025

𝗢𝗴𝗮𝘆𝘀𝗶𝗶𝘀 𝗠𝘂𝗵𝗶𝗶𝗺 𝗮𝗵
Hit Academy waxay idiin soo wadaa Course Cusub. Haddii aad diyaar u tahay inaad kor u qaaddo xirfadahaaga iyo fursadahaaga nololeed.
𝐋𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐨 𝐇𝐢𝐭 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐲

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address

Burco