Simoon creative
25/11/2025
Ma rabtaa brand muuqaal leh oo la xasuusan karo?
Simoon Creative wuxuu ka dhigayaa fikradahaaga kuwo muuqda oo ka dhex iftiima suuqa:
Graphic Design & Motion Graphics
Video Editing & Videography
Social Media Marketing
Halka Fikraduhu Ka Soo Ifbaxan mantaba udhibo shaqadada
26/10/2025
Anigu waxaan ahay Abdifitah CC, graphic designer xirfad leh oo ka tirsan Simoon Creative, waxaanan ku faraxsanahay inaan abuuro:
Tanina waa logadan usamany mid kamida macaahida lagu barto quranka axkamta
Branding & design oo ka turjumaya rabitaankaaga
Naqshado casri ah oo soo jiidasho leh
✨ Haddii aad rabto logo ama naqshad u gaar ah ganacsigaaga, nala soo xiriir hadda si aan u bilowno hal-abuurkaaga!
📩 Simoon Creative – Meesha hal-abuurkaagu ka bilaabmayo
Simoon creative Abdifitah Cawil Cca
halkan nagasoo xirir https://wa.link/ij9hbn
26/08/2025
✨ Simoon Creative – Full Project Showcase ✨
Waxaan idiin soo bandhigayaa mashruuc graphics design dhamaystiran oo aan gacanta ku sameeyay, laga bilaabo fikradda ilaa naqshadda ugu dambaysa. 🎨
👉 Mashruucan waxa uu ka kooban yahay:
✅ Logo Design – calaamad muuqaal ah oo ka tarjumaysa aqoonsiga brand-ka
✅ Color Palette & Fonts – midabyo iyo qoraal si xirfad leh loo doortay
✅ Brand Identity – qaab muuqaal iyo dareen isku xiran
✅ Social Media Designs – templates iyo muuqaalada loogu talagalay baraha bulshada
✅ Mockups & Presentations – si loo tuso sida naqshaddu uga shaqaynayso nolosha dhabta ah
Wax walba waxaan diiradda saarayay:
✨ Qurux iyo casri
✨ Fikrad hal-abuur leh
✨ Naqshad qof kasta soo jiidanaysa
---
💡 Simoon Creative wuxuu had iyo jeer aaminsan yahay in design-ku aanu ahayn muuqaal kaliya, balse uu yahay luuqadda ugu weyn ee ganacsigu ku hadlo.
🚀 Hadda adiga ayaa xiga!
Haddii aad rabto logo xirfad leh, brand identity buuxa, ama naqshado qurux badan oo soo jiidasho leh, nala soo xiriir maanta.
📩 Fariin noogu reeb ama DM nagu soo dir si aan mashruucaaga u bilaabno!
https://wa.link/ij9hbn
Click here to claim your Sponsored Listing.