Eng-Cadceed
18/08/2024
Isku soo noqod wanaagsan๐
06/12/2023
Galab wanaagsan & xili ay kuutahayba
12/10/2023
Umada Soomaaliyeed waxaan la wadaagayaa Hambalyada maalinta calanka Soomaaliya la asteeyey oo ku beegan 12 ka October 1954tii, Calanka Buluugga ah ee xiddigta ku leh bartamaha waa mid sharaf iyo maamuus ku leh qof kasta oo muwaadin Soomaaliyeed ah, waxaana loo soo maray halgan iyo naf hur waana mida maanta sababtay inaanu leenahay astaan noogaara.
Ilaa shalay waxaa aad loo hadal hayaa arimaha palestine ๐ต๐ธ Iyo israel ๐ฎ๐ฑ, Wadama ree galbeedka waxay dhamaan soowada saarayeen warbixino isku mid ah oo ay kuwada taagerayeen Israel ๐ฎ๐ฑ .
Aaway wadamadii Islaam ka maxay uga gaabsaden arimahaan?
Markii laga reebo Turkey ๐น๐ท iyo Iran ๐ฎ๐ท.
Qadiyada Palestine ๐ต๐ธ ha la iska taago qadiyada guud ee Islam โช๏ธ yaan hoos looga dagin.
Click here to claim your Sponsored Listing.