Sache Software Solution

Sache Software Solution

Share

Sache Software Solution 13/01/2026

𝐗𝐚𝐥𝐚𝐥 𝐃𝐢𝐣𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥 𝐨𝐨 𝐃𝐡𝐚𝐦𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐧 𝐇𝐚𝐥 𝐌𝐞𝐞𝐥 𝐀𝐡

Waxaan bixinaa adeegyo dijitaal oo casri ah, tayo sare leh, kana caawinaya ganacsiyada inay koraan, hufnaantooda kordhiyaan, isla markaana dhistaan sumcad ganacsi oo xooggan.

Adeegyadeenna waxaa ka mid ah:
• Suuq-geyn Dijitaal (Digital Marketing)
• Horumarinta Website-yada (Web Development)
• Nidaamyada Maareynta (Management Systems)
• La-talin Ganacsi (Business Consulting)
• Dhisidda & Aqoonsiga Summadda Ganacsiga (Business Branding)

📍 Goobta: Dhismaha Amal Bank, Dabaqa 1aad
📞 La Xiriir / WhatsApp: 63 8803885
🏢 Shirkadda: Sache Software Solution

Sache Software Solution

09/01/2026

𝐉𝐮𝐦𝐜𝐚 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧
📞 Nala soo xiriir
📱 63-8803885
📍 Amal Bank Building – Dabaqa 1aad

18/12/2025

𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐤𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐢𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐧𝐮𝐮:

𝐃𝐡𝐢𝐬𝐨 𝐁𝐫𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐝𝐚𝐠
– Muuqaal qurux badan ayaa ka dhigaya brand-ka mid la aqoonsan karo.

𝐒𝐨𝐨 𝐣𝐢𝐢𝐭𝐨 𝐦𝐚𝐜𝐚𝐚𝐦𝐢𝐢𝐥
– Design fiican wuxuu dareen gelinayaa oo dadka ku dhiirrigeliyaa inay doortaan adeeggaaga.

𝐊𝐨𝐫𝐝𝐡𝐢𝐲𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐬𝐨𝐨𝐧𝐢𝐝𝐚 (𝐓𝐫𝐮𝐬𝐭)
– Marka design-ku nadiif yahay oo xirfad leh, dadka way ku aamminayaan ganacsigaaga.

✨ Design-ku waa wajiga ganacsigaaga.

📞 Nala soo xiriir
📱 63-8803885
📍 Amal Bank Building – Dabaqa 1aad

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Location: Amal Bank Floor 1
Borama
252