Kaabe Academic Service
Adeegayagu waa mid hufan oo ku sifaysan heellanaan iyo haleel sare oo heli og fursadaha.
10/12/2025
Kaabe Academic Services waxa uu idin la garab taagan yahay ogaysiinta iyo u adeegidda cid kasta oo doonaysa in laga taageero ka faa’idaysiga fursadahan dahabiga ah ee deeqaha daafaha dunida:
• Taiwan waxa ay sanadkan (2026) bixisay laba kun (2,000) oo deeqo waxbarasho ah
• Waxa ay isugu jiraan heer kasta oo jaamacadeed (Bachelor’s, Master’s/Mphil and Ph.D programs)
• Waxa aad ka heli kartaa kulliyad kasta oo aad doonaysay in aad barato
• Wax shahaado IELTS ah oo lagugu xidhayo ma jirto.
• Muddada ay deeqahani furnaanayaan way cayiman tahay.
Hadaba hadii aad diyaar tahay isla markaana aad doonayso in farsamo ahaan iyo talo ahaan lagaa taageero deeqahan waxbarasho waxa aanu diyaar kuula nahay adeeg hufan oo aan habsan lahayn.
Click here to claim your Sponsored Listing.