Magool Media
26/11/2025
Wasaaradda, shaqada, Arrimaha Bulshadda iyo Qoyska ee Gobolka Saaxil ayaa magaalada Berbera ka furtay olalaha 16 cisho ee ka dhanka ah tacadiyada ku dhaca haweenka, carruurta iyo dadyowga Nugul.
Waxaana ka soo qayb-galay qaar ka mida isuduwayaasha laamaha dawlada, Hay'ada wadaniga ah iyo kuwa caalamiga ah
Iyadoo aad looga hadlay sidii loo Joojin lahaa Tacadiyada ka dhanka ah haweenka, carruurta iyo dadyawga Nugul.
Gebo-gebadii waxa laysla qaatay in la sameeyo wacyigelino kala duwan oo ah sidii loo joojin lahaa Tacadiyada aaladaha casriga ah ay fududeeyaan iyo sidii meel looga soo wada jeedsan lahaa dhibkasta oo bulshada loo geysto.
17/06/2025
Ismail Abdilaahi Elmi Ayaa loo magacaabay Agaasimaha toobarada Hay'adaha SOLNAC
Click here to claim your Sponsored Listing.