Baidoa post
28/02/2026
Qatar ayaa sheegtay inay qabatay gantaallo horleh oo ay Iiraan ku soo weerartay, sida ay werisey Al Jazeera.
28/02/2026
Sida dhaqsaha badan ee Jawabta Iran u gaartay Isra`il waxay muujinaysaa in ay Tehran wax ka baratay weerarkii h**ey loogu qaaday sannadkii h**e, kaas oo jawaabteedu ay maalmo qaadatay, laakiin waqtigan waa deg deg waana qeybisay ilaa hadda oo Barriga dhexe meelna k**a nabadgalin.
Sawiradan waa duulaanka kusocda gudaha magaalooyin ISRL haysato oo ay sababeen gantaalada Iran, iyadoo ay Telaviv waxba faahfaahin sheegin, xadiday xogo ogaanshaha.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
Baydhabo
252