Banadir State

Banadir State

Share

12/04/2026

Waxan rabaa in aan Xildhibaanadkeena Xaadoole uu ugu Hiiliyo Bulshadii Gogosha u Aheyba Dhulalka Danta Guud ee Caasimadan Muqdisha ee G/Banaadir Oo Dowlada dhexe Si an Sharciyadii waafaqsaneyn ugu Bixineysa Dhulkii Danta Guud oo ay Hayd Hadiiba laga Maarmo Dhulalkaasi loo Celindoono Cidii H**e u Bixisey Goofafkoodii Degameed laakin Maanta la Siiyey Bulshooyinkii Caasimadan Muqdisho Soo Galay 1991 Burburkii Qaran Jab uu Yimid Hadaba Waa Sababta Xiligaas ilaa iyo Hada Dowladnimadii buuxda loogu la yahay in Dalkeenu Uu Helo Jamhuuriyad Mideysan oo Dhamaan Soomaaliya Masuuliyadeeda Qaran Dhamaan wada Gaarta Raja Ahana loo la Yahay Hogaamiye Cadaaladi Muujiya Dalkaanina u Horkaca Sinaan uu ugu Hanan Karo Qalbiyada Umadaasi Soomaalida ah XiligaanseFila Soomaali waxa Yaal waa un Hadaf Si Qaldan un looga Wada Hada Shaqeysanayo Sidii Maal un loo Ga Tacban lahaa Masuuliyada Hogaaminta Dalka lamase Gaarin Dowlad Dhexe oo Maamusha Raas Kanbooni ilaa Raas Caseer Mar Mudane Xaadoolow Waxaad un Sameysaa inaad Hadafkiisi aad ku yeelatid Ilaalinta Xaquuqda Shacabka Maaxaay oo ah Kuwii Aasaasay Suurtana galiyey in Magaalo Madaxda Dalka Soomaaliya ay Noqoto Muqdisha loogu B**bin Shaar Dowlo Adiga Xildhibaano kula mid ah oo Dadkoodu Caasimada Qaranka Soo Gaareen Rubac Qarnigan Dowlad La'aantu Jirto Bulshooyinkooda ugu Dhex Raadinaaya Degmo Xuduudadeedyo at Yeeshaan Qabiiladooda iney Caasimadan Muqdisho ku yeeshaan Si Xishood La'aan ahna ugu Dagaalamayaan Si ay Qabiiladooda un u yeeshaan Deganbeeleed ahaan Sida Daanta Kax Shiiqaal Daanta Gubadley Daanta Gubta Daanta Garasbaaley adigoo Shaqsi ahaan Xitaa ma waxaadan Xaq u laheyn in aad Badbaadisid Deegan Beeleedka Maaxaay Walaal Madaxweynaha Dowlada dhexe U Sheeg in Dadka Degaanka Haduuba u Soo Celin Waayey Dhamaan Dhulkii ay Dowlada dhexe ka Maarantey in ay Maaxaayna ku Darsan

03/04/2026

Banaadir Community UK
United Kingdom
03 April 2026

His Excellency the President
Federal Republic of Somalia

Cc: Government of Turkey
Cc: International Community Leaders
Cc: National Elders and Leaders

Ref: LR 025/GB/12/2025
Subject: Formal Complaint and Notification

Your Excellency,

We write on behalf of the Banaadir community diaspora residing in the United Kingdom to formally express our strong opposition to the proposed electoral processes in the capital and the construction of satellite-related infrastructure, which we consider harmful and detrimental to our community.

On 24 December 2025, a large community meeting was convened in the United Kingdom to discuss the current critical circumstances. At a time when unity and stability are most needed, there is significant concern regarding the direction of ongoing developments.

Following this meeting, formal complaints were raised against certain individuals and entities. These concerns are outlined below:

1. We raise serious concerns regarding the environmental and public health risks associated with satellite-related activities, which may pose significant harm to local populations and ecosystems. A formal objection has already been submitted to the Government of Turkey, including correspondence to the Turkish Embassy in London on 05 March 2025 (Ref: SP551892115GB), clearly rejecting the establishment of such facilities in our areas.

2. We express concern regarding the appointment and use of state authority by individuals with alleged prior affiliations with extremist groups, specifically the current Minister of Ports, Mr. Abdulkadir Mohamed Nur Jama. This raises serious questions regarding governance standards and public trust, and appears inconsistent with constitutional and international norms.

3. We note the initiation of infrastructure projects involving both foreign and domestic companies without clear and legally binding agreements. The absence of proper contractual and regulatory frameworks risks financial loss and public harm. We urge that all such investments comply fully with international legal and commercial standards.

4. We highlight concerns regarding the marginalisation and displacement of historically rooted communities in Banaadir. There is growing evidence of land appropriation and the erosion of long-standing public assets, which undermines social stability and justice.

5. We draw attention to the constitutional framework of Somalia, particularly Chapter 5, Article 54, which governs the distribution of powers between the Federal Government and Federal Member States. It remains unclear under what legal authority the Federal Government may directly administer local electoral processes in Banaadir in the absence of its formal federal status.

In light of the above, we respectfully request urgent clarification and appropriate action from your office and relevant authorities.

Yours faithfully,
Mr Hussein Iftin Bukrey
Authorised Representative
Banaadir Community UK

29/03/2026

Mw xaasan waa ka qaado oo u gooy
Caalanka xataa weey u gooyeen.

28/03/2026

dollar ka iyo Mw xassan sheekh weerar ayaa ku socdo.

27/03/2026

Ku: - Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya.
0g : - Dowlada Turkey iyo Madaxda Kale ee Caalamka
Og: - Dhamaan Waxgaradka iyo Madaxda Kale ee Dalka

Sumad LR O25/GB/12/2025

Ujeedo: - Caddeyn iyo La Socodsiin.

Mudanayaal Aniga oo ku hadlaya magaca degaan beeleedka G/Banaadir Qurbajoogtiisa UK. Waxaan si buuxda u Caddeynaynaa Marka H**e inaan Diidmo Buuxda Ka Nahay Doorasho ku Sheega Caasimada iyo Dhismaha satellite, oo aan u Aragno Waxyeelada iyo meel ka dhaca Bulshadeena Ku Socota. Waxaa Taariiqdu Markay Aheyd 24/12/2025 Fiidnimo Kulan Baaxad leh Isugu Yimid Jaaliyada UK Kulankaas oo Ujeedkiisu ahaa ka Hadalka Marxalado Maanta oo aan Mareyno Xiligaan Ugu Awooda Badneyn Bulsho Ahaan Waxa noo Muuqda Mowjado Mugdi ah oo aan Ku Socono. Ha Yeshee kulankaan oo laga soo Saaray Cabasho iyo Ashtako ka Dhan ah Shaqsiyaad iyo Shirkado Waxana Cabashadaasi ka mid ah Shantan Qodob. 1:-Mudane Madaxweyne Waxaan Ashtiko kaaga Nahay Dhibaatada ka Iman karta Bam Dayax Gacmeedka ay Suntiisa Waxyeelo khatar u ah Geysaneysa Dhamaan Naasleyda ku Nool Degaanadeena Bashaqle iyo Dumarka, Sidaas Darteeda Waxan Degaanbeeleed Ahaana H**ey ugaga Gudbisaney Cabasho Toos ah Dowlada Turkey Isla Mar Ahaantaana Diidmo Cad ka Siiney in Degaamadeena Laga Dhisi Karin Xarun Dayax Gacmeed Qoraal Toos ahna Ugu Sii Marsiiney Turkish Embassy London Marka ay Taariiqdu aheyd 05/03/2025 Reference Number SP551892115GB. 2:-Mudane Madaxweyne, Waxan Kula Socodsiineynaa inaan ka Xunnahay Awoodii Dowladnimo uu noo Adeegsanayo Shaqsi Kolkii H**eba ahaa Mujahid Dagaalyahan Al shabaab Maantana ah Wasiirka Dekedaha lana Yiraahdo Cabdulqadir Maxamed Nur Jaamac. Waxayna taasi Ayaan Daro ku Tahay Sumcada iyo Karaamada Dowladnimada Waayo Dunida Aan Maanta Ku Nool Nahey Waxa ka Mamnuuc ah in Xil Qaran Loo Dhiibto Danbiile ,Sidaa Darteed Waxa an Si Qaasa Madaxda Sare ee Labada Xukuumadood Turkey iyo Soomaaliya Ugu Marqaati Galinayaa in Soomaalida Dastuurkeeda Federal uu Qabo Cutubkiisa labaad Qodobka 25aad Farqadiisa Koobaad Waxa uu Ka Hadlayaa Deegaanka. (A) Qof Kasta Wuxu Xaq u Leeyahay Inuu Helo Degaan an Waxyeelo u Laheyn Caafimaadkiisa iyo Baraarahiisa Nololeed oo laga Ilaaliyey Wasaqowga iyo Waxyaalaha Halis ah. Maadaama Dastuurkeena Sifeynayo Sidaasi Waxan ka Fileynaa In Xukuumada Turkey iyo Dowladaha Caalamka iney Wax Nagala Qaban Doonaan Shaqsigan aan Xusney iyo Shirkado ku Lug leh Dhibaateynta ku Socota Degaamadeena.
3 : -Mudane Madaxweyne Waxa aad Soo Dhagax Dhigtey Maamul Goboleed Hirshabeele Mashruuc Dhismihiisa iyo Hergalintiisa ay Leeyihiin Shirkado Ganacsi oo Isugu Jira Shisheeye iyo Kuwa Soomaaliyeedba, Intaas Ka Dib Waxan Wali la Heyn Hishiis Sharci ah oo lagu Fulinkaro Hergalinta Dhismaha Garoon Diyaaradeedkeena Maaxaay Arintaa oo Abuuri Karta Dhibaato Nafeed iyo Mid Maal Si Arintaa U Iman Waa In Nidaamiyan iyo Mas'uuliyanba uu Qaadaa Madaxweynaha Dalka Go'aan uu Si Toos ah Ugu Wada Waajib Yeelayo Shirkadahaasi Maalgashiga Wataa Dhamaan Hishiisyada iyo Xeerarka u Yaal Dunida ee Lagu Maareeyo Ganacsiga Caalamiga ah Si Shirkadahaasi ugu Helaan Maalgashigoodaasi Shahaado Rasmi ah oo ku Dhaqan Xisaabeedkooda Maalgashi Loogu Mudo Goyn Karo Saami Dhaqaaleedyadooda Lacageed Si Faa'iido Doon Nimadooda Mudaysani Loogu Saleeyo Qiimaha Maalgashi ay Gashanayaan Garoon Diyaaradeedka Degmada Balcad.
4: - Mudane Madaxweyne Adigu Ogaal La'aani Marnaba Kaama Heyn Dadka Degaanbeeloodkooda Ubuc ahaanta ay ugu dhex Taal Magaalo Madaxdii Caasimada G/ Banadir, Xiligan la Joogo Adigoo ah
Madaxweynihii Dalka
Waxa Ayaan Daro Kuu Xun ah Inaan kuu Aragno inaad Ku Sameyneysid Moora Duugis Qayimkeenii Abaal Deeqsinimo iyo Milgihii Darajo Sharafeed Aynoo Hayeen Umada Soomaali Midaasi oo aan H**ey Ugaga Kasbaney Bulshada Caasimadan Ka Degaanbeeleed ahaan Gobanimo u Bixinteenii Degaan Goofeed ee Daryeel Adeeg Bulsho Guud oon Soo Bilawney Qarniyadii ay Caaqiladu ka Soo Talinayeen G/ Banadir Taariiqduna ku Sheegan in Caaqiladaasu Ahayeen Kuwii Aasaasay Suurtana Galiyey in Magaalo Madaxda Caasimada Umada Soomaali Noqoto Muqdisho. Xiligan Waxa Qaadan waa ah I Muqdisho Sanadadan Danbe Ay ku Socdaan B**b iyo Barakacin ay Ku Wada Lug Yeesheen Dhamaan Masuuliyeenteenii Sare ee Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya Ayagoo Wali Si Xishood La'aan ah u Baabi'inayaan Hanti Dhaqaaleedkii Boqolaalka Sanadood loo Soo Dhisayey Adeegyadii Daryeelka Danta Guud ee Dadweynaha Caasimada G/ Banaadir.
5 : - Mudane Madaxweyne Umada Soomaalida Dhamaantood H**e Waxay uga Wada Hishiis Qaateey Si Midnimo Dowladeed ah Hanaan Federal Goboleedyo Rasmi ah Waana Kaasi midka Dhigaya Dastuuriyan Cutubkiisa Shanaad Qodobkiisa 54 aad Waxana ku Cad Kala Qeybsiga Awoodaha (A) Awood Qeybsiga Siyaasadeed iyo Dhaqaale Waxaa ka Wada Xaajoon Doona Xukuumada Federalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada Federaloobey Marka laga Reebo (A) Arimaha Dibada (B) Difaaca Qaranka ( C ) Jinsiyada iyo Socdaalka (D) Siyaasada Lacagta oo ay Awoodeeda iyo Masuuliyadeeda Yeelaneyso Xukuumada Federalka. Mar Hadiiba Qaanuunkeenu Habkaa u Qeybiyey Awoodihii Dalka Hadaba Sidee Ku Dhici Kartaa in Dowladeena Dhexe Siyaasad Qaldan Ka Yeelato Qof iyo Codka ay Ka Wado G/ Banadir Sideedaba Xeerkee , Sharcigee , Nidaamkee Ogolaanaya in ay u Ololeeyaan Madaxda Labada Xafiis ee Ugu Sareeya Qarankan Waa Kan Madaxweynaha iyo Midka Xukuumada Federalka Waase Midkee Dastuurka Iyaga u Ogol Iney Masuuliyanba Qabtaan Maamulida iyo Hergalinta Dhismaha Doorashooyinka Degaamada Dowladaha Hoose ee Degmooyinka Xamar , Iyadoon la Heyn Wali Maqaam Matalaadii Federal Goboleed ee G/Banaadir oo Masuuliyadiisa Maamul Federaliisam Xaqa Dastuuriga loogu lahaa Hergalinta iyo Qabashada Doorashooyinka Heer Degaameedka Dowladaha Hoose ee Degmooyinka Xamar.

WABILAAHI TOOFIIQ

MR XUSEEN IFTIN BUKREY
_______________________

Waxa an Soo Gudbineyno Waa Wakiilasho Cabasho ay Iiga Wakiil Yeesheen Jaaliyada G/ Banadir Ku Nool UK.

26/08/2025

Odayga wax halo sheego

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Banadir?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu
Banadir