Nimcaa

Nimcaa

Share

06/01/2024

Inalilahii waa inaa elayhii rajicuun wallahii nafna waqtigayda ma dhafayso aduunkanah waa laga wada socdaa waa la kala horeen moyane geriiduna waa xaq wallahii waxan halkan tacsii tiranyo leh oga dirayaa habayartay geryotay oo waliba umul racday habo Ilahay ayaa naga ka jecladay oo ku qaday Allah subhana watacala naxariistii jano haka warabiiyo martii la jecelyahay oo laso dhaweyo Allah haka dhigo Allah idimkisa Amiin Inshaa Allah Allah subhana watacala mel ka wanagsan aduunka oo ka qayr badan Allah haku geyo adiiga iyo nunihii yaraa ee saqirka ahaa Amiin Inshaa Allah yaa Allah yaa Rahman yaa Rahiim Amiin Inshaa Allah 😭😭😭🤲🤲🤲

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Banadir?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Mogadishu
Banadir