AMDOS Branch
25/06/2026
🎓🌟 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐚𝐡𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐢𝐝𝐥𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐢𝐦𝐭𝐢𝐱𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐅𝟒.
Maanta waxaad soo gaba-gabeyseen safarkii Dugsiga Sare iyo guud ahan waxbarashadi iskulka,
Safar ay weheliyeen dadaal, dulqaad iyo himilo sare. Waxaadna maanta tallaabo u qaaddeen marxalad cusub oo noloshiinna waxbarasho ah, mid ay ku duugan yihiin fursado, riyooyin iyo guulo waaweyn.
🤲 Alle ha idiin sahlo natiijooyin farxad leh, hana ka dhigo jidkiinna mid guul iyo barwaaqo ku dhammaada.
Hambalyo jiilka berri; dalku wuxuu idinka sugayaa hal-abuur, aqoon iyo hoggaan.
AMDOS Branch
19/06/2026
Hambalyo Guud ahaan ardayda 8aad KGS ee u soo idlaaday imtixaanka shahaadiga.
Guul iyo natiijo sare oo aad ku wada faraxdaan i.a.
AMDOS Branch
10/06/2026
𝐖𝐞 𝐬𝐭𝐚𝐧𝐝 𝐰𝐢𝐭𝐡 𝐎𝐮𝐫 𝐡𝐞𝐫𝐨 Omar Abdulkadir Artan 🇸🇴🔥🏆
05/06/2026
Deegaanku waa nolosheenna
Aynu wada ilaalino.
AMDOS Branch
05/06/2026
Jumma Mubarak All of U
AMDOS Branch
Click here to claim your Sponsored Listing.